Browsing: Somali
Digniin cusub oo amni ayaa laga bixiyey weerarro hor leh oo Alshabaab ka fuliso caasimadda Muqdisho, kadib weerarkii shalay iyo…
Alshabaab ayaa bayaan gaar ah kasoo saaray weerarkii ay ku qaadeen Hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho, iyadoo sheegay in bartilmaameedkooda…
Wararka laga helayo magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in is rasaaseyn kooban ay xuduudka ku dhex martay ciidamada…
Golaha Midowga Musharixiinta ee xilka Madaxweynaha ayaa Warr-saxafadeed ay soo saareen ku dalbaday in laga qeybgeliyo shirka magaalada Dhuusamareeb ee…
Madaxda Dowladda Soomaaliya, Siyaasiyiintii ugu badnaa iyo mas’uuliyiin kala duwan ayaa tacsi u diray Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo xalay…
Warbixin: Weerarkii Alshabaab ku gashay Hotel Afrik (Howlgal 8 Saac qaatay iyo Qasaaraha ka dhashay)
Ciidamada ammaanka ee dawladda Somalia ayaa xalay saqdii dhexe kadib soo afjaray weerar qarax is-miidaamin ah ku bilowday oo Alshabab…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Jeneraal caan ah uu ku dhintay weerarka Alshabaab ku…
Jen. Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) ayaa sheegay inuusan Hotelka Afrik ku sugneyn markii qaraxa iyo weerarka Alshabaab ka dhacay,…
Saaxiibada Beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay ku-dhawaaqista 30-kii Janaayo uu Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Maxamed ku dhawaaqay in uu shir wadatashi…
Waxaa rasaas iyo qaraxyo laga maqlayaa gudaha Hotelka Afirk ee magaalada Muqdisho oo ay galabta weerar ku bilowday qaraxyo ku…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax lagu weerraray Hotelka Afrik ee ku yaalla agagaarka Isgoyska KM…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay Caasimadda, gaar ahaan jidka taga Garoonka Muqdisho, waxaana laga maqlay inta badan…
Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam oo shir jaraa’id oo wadajir ah magaalada Kismaayo ku wada qabteen Ergayga Qaramada Midoobey…
Taliyaha ciidamada dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneral Maxamed Tahliil Biixi ayaa weerar aan hore loo arag oo afka ah…
Qaar ka mida Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa maanta dhisay ‘Golaha Samata bixinta Qaranka’, oo ay sheegeen inuu yahay Gole…
Waxaa Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James…
Kadib kulan dhex maray Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo looga hadlay is mariwaaga ka taagan Doorashada…
Qaar ka mida Aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa rajo xumo ka muujiyey shirka uu ku baaqay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ee 1-da…
Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweysay baaqii kasoo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ku baaqay inay magaalada Dhuusamareeb shir…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa aqbalay taladii wakiilada Beesha Caalamka oo maanta shir xasaasi ah u dhex maray, isagoo…
