Browsing: Somali
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa khudbad u jeediyey Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare, isagoo difaacay sida keligeed Puntland…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa magaalada Muqdisho kulamo iyo shirar xiriir ah oo uu la yeelanayo madaxda xisbiyada, siyaasiyiinta…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inuu caawa baaqday shirkii wadatashiga ahaa ee la filayey inuu u furmo Madaxweynaha…
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa shaacisay kulamo uu shalay iyo maanta safiirka Donald Yamamoto la yeeshay Madaxweynayaasha Jubbaland Axmed Maxamed…
Siyaasi Kenyaan ah ayaa ugu baaqay Madaxweynaha dalkaasi Uhuru Kenyatta inuu telefoon u diro Madaxweynaha dalka ay deriska yihiin ee…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa tegay hoyga madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud,…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay dhaqan gelinta Manhajka Waddaniga ah ee Dugsiyada Sare ee…
Iyadoo shirkii Dhuusamareeb II ay shirar xiriir ah yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxmed Islaam,…
Mid ka mida adeegayadii ugu muhiimsanaa ee dadka Soomaaliyeed ka heli jireen Safaaradda Turkiga ee Muqdisho joogsaday, kadib markii ay…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa Wakiilada Beesha Caalamka kula kulmay Garoonka diyaaadaha Muqdisho,…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho xilli markaasi lagu soo dhoweeyay…
Safiirka Mareykana ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa kulan degdeg Garoonka Muqidsho kula yeeshay Madaxweynayaasha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubaland…
Madaxweynayaasha JUbbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho oo ay…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilalkii ka qaaday qaar ka mida Guddoomiyeyaasha degmooyinka magaaladda, isagoo magacaabay…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ciidamadii ugu badnaa oo ilaalo ah u diray magaalada Muqdisho, kuwaasoo ku hubeysanaa hubka…
Iyadoo madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland maanta laga sugayo magaalada Muqdisho, kadib cadaadis ay saartay Beesha Caalamka si ay qeyb uga…
Waxaa si weyn loo adkeeyay amniga magaalada Muqdisho, iyadoo saaka la xiray wadooyinka muhiimka ah ee gala, kana baxa Xarunta…
Shir Wadatashi ah oo ay magaalada Beledxaawo ku yeesheen maamulka Gobolka Gedo ayaa laga soo saaray war-murtiyeed qodobadda fara badan…
Madaxweynaha Puntland Sicid C/llaahi Deni ayaa Magaalada Garowe kula kulmay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo hadda ku sugan Puntland.
Madaxweynaha xilkiisu dhammaanayo ee Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si aan la fileyn uga tanaasulay inuu mar labaad isu…
