Browsing: Somali
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa maalinta Berri ah isugu yeeray xildhibaannada, kadib farriin loo diray dhammaan mudanayaasha Baarlamaanka.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan Amni isugu yeeray taliyeyaasha ciidamada iyo Wasaaradaha xukuumadda, maalmo ka mid markii…
Waxaa jira caddeymo muujinaya in Ra’iisal wasaare ku xigeenkii xukuumadii u is-casilay Ra’iisal Wasaaraheeda uu isu bedelay una shaqeynayo sida…
Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya oo loo yaqaan “Saaxiibada Soomaaliua” ayaa War-Cad oo ay kasoo saareen xaaladda Soomaaliya walaac ka…
Sii-hayaha Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya Eng. Cabdi Cashuur Xasan ayaa sheegay in si KMG ah loo xaliyey ciladii…
Dabley hubeysan oo ak tirsan Alshabaab ayaa galabta magaalada Muqdisho ku dishay saraal ka tirsan ciidamada Booliska.
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee xilka sii haya ayaa ka noqday war lagu cambaareyan lahaa Mareykanka iyo Midowga Yurub oo…
Inqilaab aamusan oo si nabadgelyo ku dhammaaday ayaa ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya habeenkii Sabtida 25-ka July 2020 saacado kadib markii…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa kashifay wixii dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo intii ay socdeen wadahadalladii Magaalada…
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareysay qaabkii loo maray kalsooni kala noqoshadii xukuumadda Federaalka, iyadoo ka digtay…
Ra’isal wasaarihii xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumada Mahdi Maxamed Guuleed oo Caawa uu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay Sii-hayaha xilka Ra’iisal Wasaaraha ayaa…
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo maanta guddoonka Golaha Shacabka uu ku dhawaaqay in kalsoonidii lagala noqday xukuumadiisa ayaa galabta…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay xilka uu madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay ee Ku-simaha…
Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si xooggan u diiday xil ka qaadista sharci darrada ah…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hor timid…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaaday tallaabo kale oo degdeg ah, isagoo soo saaray wareegto uu kusimaha xilka Ra’iisal…
Kadib tallaabadii Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ku dhawaaqay ee ahayd in Baarlamaamka uu kalsoonidii kala laabtay xukuumadii Ra’iisal wasaare Xasan Cali…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sidii la filayey taageeray kalsooni kala noqoshadii xukuumadda Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shir jaraa’id uga dhawaaqay codka kalsooni noqoshada ee loo qaaday xukuumadda Ra’iisal…
