Browsing: Somali
Waxaa maanta Dekadda weyn ee Muqdisho lagu qabtay kartoono Khamro ah oo lagu soo qariyey Konteenar ka mid ahaa alaabta…
Kulan lagu saxiixay heshiis ay gaareen Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Raggii kasoo horjeeday ayaa goor dhoweyd lagu kala…
Maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaa sheegay inaysan weli helin lacagtii ay Dowldda Federaalka sheegtay in la siinayo maamul Goboleeyada si…
Boqortoyada Sacuudiga soo rogtay qaab cusub oo sanadkan loo tukanayo Salaadda Taraawiixda, iyagoo gobollada dalkaas la fududeeyay Bandowgii adkaa ee…
Waxaa dhwoaan la ogaaday in qaar ka mida dadkii ka bogsooday cudurka Covid-19 uu ku keeni karo saameyn culus sida…
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida culimada waaweyn ee Soomaalida ayaa goor dhoweyd ka hadlay magaalada Nairobi ayaa sheegay…
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa oo sheegay ayaa caawa soo saaray go’aano cusub oo ku saabsan Bandowga habeenkii saaran caasimadda Muqdisho.
Dalalka Carabta qaarkood ayaa caawa laga radinayaa dhalashada bisha Ramaadan ee sanadkan 1441 ee Hijriyadda.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Koofur Galbeed Xasan Cabdi Maxamed ayaa shaaciyey sababtii loo xiray weriye Mukhtaar Maxamed Catoosh wakiil-wareedkii Idaacada VOA…
Wasaaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd soo saartay qoraal ay ku sheegtay Weriye muddo ka badan 45 maalmood xirnaa…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa faragelin ku sameysay xaalad ka dhalatay Idaacadda Degmada Barawe, kadib marki laga joojiyey inay afka dadka Baraawe…
Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa ka hadashay qarax habeen hore ka dhacay Jidka Balcad, agagaarka Isbitaal SOS oo waxyeelo u geystay…
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay go’aano ku saabsan qaabka loogu tukanayo masaajidda, dadka loo ogol…
Alshabaab ayaa sheegtay dilka Sarkaal Boolis ah oo ka tirsanaa Kooxda Heegan ee ciidamada Booliska, iyadoo Taliska Booliska uu qoraal…
Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Nuur Diiriye Fuursade ayaa sheegay in tirada geerida magaalada Muqdisho ay caadiyaan maalintii noqon karto 70 marxuum,…
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay inuu aad uga walaacsan yahay xiisadda dagaalka dhaqaale ee Puntland iyo…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in qof ka mida dadkii looga shakisnaa cudurka Coronavirus uu maanta geeriyooday, iyadoo…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay Abwaan ka tirsanaa Kooxda Hobollada Qaranka, gaar ahaan kooxda ciidamada Booliska.
Isbitaalka Martiini (De-Martino) ee magaalada Muqdisho oo dowladda Soomaaliya ay u qoondeysay in lagula tacaalo cudurka Covid-19 ayaa hadda diyaar…
War kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya iyo kooxda la shaqeysa ee xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa goor dhoweyd lagu shaaciyay in…
