Browsing: Somali
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa farriin adag gaarsiiyey Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, taasoo ku socotay madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda dowladda Federaalka.
Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladda cudurka Coronavirus iyo tallaabooyinka ay qaaday dowladda Soomaaliya.
Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Baraawe oo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya uu xariga ka jaray 10-kii Maarso 2020, ayaa Dood weyn ka dhalatay,…
Dadka uu haleelay cudurka COVID-19 ee uu keeno Coronavirus ayaa dunida oo dhan gaaray in ka badan 2,500,000 (Laba Milyan…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, safiirrada dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya iyo wakiillada hey’adaha caalamiga ah…
Deeqdan ayaa Hay’adda Hormuud Telecom Foundation waxay maanta u qeybisay, ilaa 10-kun qoys oo ka mid ah Qoysaska Barakacayaasha ku…
Waxaan kala caddeyn xaalada uu ku sugan yahay Madaxweynaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un, kadib markii sirdoonka Mareykanka laga soo…
Agaasime Goboleedka Bankiga Adduunka ee u qaabilsan dalalka Kenya, Somalia, Rwanda iyo Uganda Mr. Carlos Felipe Jaramillo ayaa shaaciyey in…
Madaxweynaha Hirshabelle ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag, kadib markii shaqadii ka joojiyey wasiiru dowle ka tirsan maamulkiisa iyo…
Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya inuu halkaasi ku geeriyooday qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah, kaasoo uu…
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa jawaab kulul u diray Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo dhowaan shaaciyey in…
Dowladda Turkiga ayaa ku cadaadineysa xukuumadda Soomaaliya inay qaadato dad Soomaaiyeed oo ku xayiran dalka Garoomada dalka Turkiga.
Waxaa markii ugu horysay waxaa xalay magaalada Muqdisho laga bilaabay in la buufiyo wadooyinka si looga nadiifiyo jeermisyada oo qeyb…
Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd soo saartay natiijadii kasoo baxaday baaritaankii Maanta lagu sameeyay dadka looga shakiyey Cudurka Covid-19.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ay xabsiga u taxaabeen wakiil wareedkii…
Qiimaha Saliida uu Mareykanku soo saaro ee Gobolka Texas ayaa saacadihii ugu danbeeyay hoos u dhacday ilaa ay gaartay qiime…
Wasaaradda Caafimaadka aya maanta deeq Qalab Caafimaad oo loogu talogalay la-tacaalidda cudurka Coronavirus kala wareegtay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.
Al-Shabaab dhowr jeer ayay hoobiyaal ku weerareen garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaallada Muqdisho. Qaar ka mid ah hoobiyayaashaas ayaa…
Ganacsadaha u dhashay dalka Shiinaha ee caanka Jack Ma ayaa ku dhawaaqay in qeybtii saddexaad ee deeq Qalab caafimaad ah…
Guddoomiyihii degmada Shibis ee Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Sayid Cali Xuseen ayaa xilkii laga qaaday, iyadoo lagu soo eedeeyay musuqmaasuq uu…
