Browsing: Somali
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta jeediyey khudbad ku saabsan sanadguurada 60-aad…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya oo war kasoo saartay xaaladda dalka Yeman ayaa taageertay xabbad joojinta jabtay ee Isbaheysiga Sacuudiga uga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiiru dowlihii Cadaalada maamulka Hirshabelle uu goor dhoweyd ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Ciidamada Amniga ayaa gacanta ku dhigay dabley bistoolado ku hubeysan oo la sheegay inay dil qorsheysan fulin rabeen agagaarka suuqa…
Isbitaallada magaalada Muqdisho ayaa wajahaya halis ku saabsan cudurka Coronavirus, iyagoo qaabila dad fara badan oo xanuunsan xilli aysan heysan…
Maamulka Puntland ayaa ka digay in iyadoo marmarsiiyo laga dhiganayo cudurka Coronavirus dib loo dhigo Doorashada dalka ee qorsheysan inay…
Xuskii sanadguurada 60-aad ee ciidamada xoogga dalka ayaa u baaqday xaaladda ka dhalatay cudurka saf-mareenka ah ee Coronavirus.
2 ka mida Bukaanada Isbitaal Martiini u jiifa cudurka Covid-19 oo xaaladooda laga deyriyey (Akhriso)
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawziya Abikar Nur, oo caawa ka war bixisay xaaladda Caabuqa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan cudurka COVID-19 ayaa ku…
Shir ay maanta yeesheen Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar ka mida culimada magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay arrinta Cudurka Covid-19 iyo…
Xarakada Islaax ee Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal talosoo jeedin ah oo ku saabsan sida ay tahay in loo dhaqmo…
Ogeysiis ay baahisay Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya oo ku saabsan gabdho loo qaadanayo Telefishanka Dowladda ayaa dood weyn iyo muran…
Dhaqtar Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Muqdisho, kana howlgala Isbitaalka ex. Digfeer ayaa shaaciyey in laga helay cudurka Coronavirus.
Dalka Mareykanka ayaa mar kale noqday halka ay ku geeriyoodeen tirada ugu badan la diiwaangeliyey cudurka Coronavirus, markii ay maalin…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la joojiyay inta badan shaqadii Isbitaalka Erdogan (ex. Difgeer) marka laga reebo…
Sarkaal sare oo ka tirsanaa Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya, kana howlgala Garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ayaa xalay lagu dilay…
Dabley bistoolado ku hubeysnaa ayaa xaafadda Jungal ee degmada Yaaqshiid ku dishay nabadoon caan ka ahaa degaankaasi xilli uu salaadii…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa shaacisay in laba duqeyn oo laga fuliyey Koonnfurta Soomaaliya lagu dilay 11 xubnood oo…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas cusub oo laga helay dad Soomaali ah oo baaritaan lagu sameeyay.
Wasiiru dowle ka tirsan Maamulka Hishabeelle, ahna Xildhibaan ka midka Baarlamaanka maamulkaasi ayaa la sheegay in laga helay Cudurka Coronavirus.
