Browsing: Somali
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saadaq Xersi Warfaa oo khudbad ka jeediyay shirka wadatashiga Puntland ayaa sheegay…
Somaliland ayaa soo saartay amarro ku saabsan ka hortagga cudurka Coronavirus, iyadoo la joojiyey duulimaadyadii tegi jiray magaalada Hargeysa ee…
Dowladda Shiinaha ayaa si weyn uga carootay War xalay kasoo yeeray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo cudurka COVID-19 ee uu…
Wasiirka Kalluumeysiga xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni inuu gogol u dhigo Madaxda dowladda Federaalka iyo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dadka Soomaaliya kala hadlay cudurka Coronavirus oo maanta kiiskii ugu horeeyay laga helay Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiirka Difaaca Mareykanka iyo ku xigeenkiisa la karaantiilay, si looga ilaaliyo cudurka Coronavirus,…
Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka lagula jiro cudurka COVID-19 oo uu keeno Cudurka Coronavirus ayaa sheegaya in tijaabo agu bilaabay…
Iyadoo maanta la shaaciyey in qofkii ugu horeeyay ee qaba cudurka Coronavirus uu joogo Muqdisho, kana yimid dal dibadda ah…
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo weerar ku qaaday magaalada Jannaale ee Gobolka Sh/hoose ayaa la sheegay inay gudaha u galeen, ayna…
Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in qof Soomaali ah markii ugu horraysay laga helay cudurka CoronaVirus.
Kulan gaar ah oo Guddiga arimaha Bulshada ee Golaha Shacabka ay maanta yeesheen ayaa lagu dalbaday in si deg deg…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta darajada Gaaahaanle Sare u dalacsiiyey Taliyaha Ciidamada daraawiishta Jubbaland ee Degmada Afmadow Gaashaanle…
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS iyo hay’adda dhinaca horumarinta u qaabbilsan Talyaaniga, ayaa si rasmi ah u kala saxeexday heshiis…
Waxaa sii kordhaya saameynta uu yeeshay cudurka Coronavirus oo hadda gaaray 158 dal oo caalamka ku yaalla iydoo ay qabaan…
Taliyaha Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jen. Odawaa Yuusuf Raagge ayaa amar culus kasoo saaray ciidamada Milateriga ee haya shaqooyinka leexsan.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay in dad hor leh laga helay cudurka Coronavirus, isagoo khudbad goor dhoweyd u…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeeed ee NISA ayaa shaacisay gadood ka dhex jira madaxda Alshabaab iyo tallaabo uu qaaday Amiirka…
Wararka laga haleyo gobolka Gaarisa ayaa sheegay in dhowr qof lagu dilay qarax Miino oo loo dhigay Gaari gargaarka degdegga…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa Madaxda Ddowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay awood u adeegsatay burburinta maamul Goboleedyada, isla…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Kenya ayaa shaacisay in 45 qof oo looga shakiyey cudurka Coronavirus la karaantiilay, laguna bilaabay baaritaan lagu…
