Browsing: Somali
Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta yeshay fadhigii saddexaad intoo la doortay, waxaana la horeenay Jadwalka Doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka…
Iyada oo ay weli sii socoto burburinta Ciidanka Kenya ay ku hayaan xarumaha Shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliya ee gobollada Jubbooyinka &…
Shan xildhibaan oo ka mida Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo madaweyne ku xigeenka Galmudug ayaa ka hor yimid guddiga intiisa kale…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo maanta doortay Guddoonkooda ayaa goor dhoweyd soo saaray jadwalka doorashada iyo…
Taiyaha cidamada Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed ayaa shaaciyey in la helay gabadhii maqneyd ee Amaal Nuur Cismaan oo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Booliska ay gacanta ku soo dhigeen gabadhii la raadineyay ee Amaal Nuur…
Kulankii labaad ee ay maanta yeesheen Guddigga Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu doortay guddoonkii Guddigan oo ka kooban guddoomiye, ku-xigeen…
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa wareysi uu xalay bixiyey ku qirtay inuu qeyb ku lahaa kiiskii…
Waxaa maanta dalka Turkiga loo qaaday qaar ka mida dhaawacyadii qarixii Afgooye ee Alshabaab la beegsatay shaqaalaha Turkiga ee wada…
Xiisad ayaa weli ka taagan Guri ku yaalla degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay maanta ku dagaalameen ciidamo ka…
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa qirtay inay khalad ahayd dhiibistii C/kariin Qalbi-dhagax.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay maamulaha Shirkadda Enez, Seracettin Aksun ee dhiseysa Jidka isku…
Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa maanta shaaciyey in dowladda Soomaalia ay Turkiga ku martiqaaday inuu shidaal ka baaro baddaha Soomaaliya,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo rag hubeysan.
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamda Mareykanka ay ka fuliyeen duqeyn cirka ah oo ka dhacday…
Waxaa War-murtiyeed ka kooban 16 qodob laga soo saaray Shirkii madaxda Maamul Goboeedyada Puntland iyo Jubbaland uga socday magaalada Boosaaso…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta booqday dhaawacyada qaraxii dhowaan ka dhacay Afgooye ee lala beegsadya shaqaalaha Turkiga ee…
Ciidamo ka yimid dalka Nigeria ayaa ka mid noqday Booliska AMISOM, iyadoo ciidamadan cusub loo soo gabagabeeyay tababar ku saabsan…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ku sugan Puntland ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya oo diiday wadahadal inuu la…
Ciidamada dowladda ayaa xiray wadadda Muqdisho iyo Afgooye, iyagoo dhowr meelood la dhigay ciidamo u diidaya gaadiidka inay isticmaalaan wadaddaasi.
