Browsing: Somali
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaarad rakaab ay dhacday kadib markii ay ka duushay garoonka diyaaradaha magaalada Tehran…
Dowladda Iiraan ayaa jawaabtii ugu horeysay ka bixisay dilkii taliyihii ciidamada Qudus Jeneraal Qaasim Suleymani, waxayna gantaallo ku duqeysay labada…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Tump ayaa jawaabtii ugu horeysay weerarrada Iiraan ku qaaday saldhigyada milateri ee ku yaalla Ciraaq ku sheegay…
Ciidamada ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa ku hanjabay inay weerar duqeyn ah ku qaadi doonaan dalalka Imaaraadka iyo israa’iil, haddii uu…
Guddi uu Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre u magacaabay qabanqaabada maalmaha xoriyadda muddo lix biood ah ka harsan…
Ra’iisal wasaaraha Ciraaq ee xilka sii haya Caadil Cabdi-mahdi ayaa qarxiyey arrin aan la fileyn oo ku saabsan farriin uu…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in Alshabaab ay weerar cusub ku qaadeen degaanka Dhadhaab ee Gaarisa, Waqooyiga Bari…
Xoghayaha Golaha Sare ee Amniga Qaranka dalka Iiraan Cali Shamkhani ayaa shaaciyey inay diyaariyeen 13 qaab oo jawaab u noqon…
Soomaaliya ayaa ka mid noqotay Isbaheysi looga dhawaaqay magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga, kaasoo ka kooban dalalka Badda Cas.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in weerarkii kooxda Al-Shabaab ay ku qaadday saldhigga…
Qoraal ay xukuumadda Ciraaq saxaafadda u dusisay ayaa jahawareer ku dhaliyey Madaxda dalka Mareykanka markii ay faafiyeen wakaalada wararka caalamiga…
Waxaa la shaaciyey askarigii Mareykanka ee ku dhintay weerarkii shalay Alshabaab ku qaaday saldhigga Manda Bay, ee Gobolka Lamu, dalka…
Ciidamada ilaalada kacaanka Iiraan garabkooda Internet-ka ayaa qaaday weerarkoodii ugu horeeyay ooa y ku jabsadeen website ay leedahay dowladda Mareykanka,…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka digey in xog ay dhowaanahan Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ka ururineysay shaqaalaha iyo saraakiisah ciidamada…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay xireen afar qof oo looga shakiyey inay basaasayeen saldhigyada…
Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee dalka Iiraan Aayatullaah Cali Khomeyni ayaa horkacay saaka salaadii janaasaddda ee lagu tukaday taliyihii ciidamada Qudus…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Gaari loogu xiray sarkaal sare oo xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta…
Mucaawinadii ugu horeysay ee dowladda Soomaaliya ay geystay degmada Afgooye ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa la boobay, kadib markii dadkii…
Dadkii ugu badnaa abid ee ka qeyb galaya janaaso ayaa isugu soo baxay magaalooyinka dalka Tehran oo dhan si auga…
Taliska ciidamada Marykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa goor dhoweyd shaaciyay in weerarkii Alshabaab saaka ku qaaday Saldhigga Ciidamada Cirka ee…
