Browsing: Somali
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca…
Siyaasiga C/raxmaan C/sharkuur ayaa bogaadiyey heshiiska ay dowladda Somalia iyo Ahlu suna ka gaareen dhinaca siyaasadda iyo xulista Baarlamaanka cusub…
Dowladda Marykanka ayaa soo dhoweysay heshiiska Xukuumadda Somalia iyo kooxda Ahlu suna ee laga gaaray khilaafkii ka taagnaa maamul u…
Madaxa xukuumadda Galmudug oo Ahlu suna u metela arrimaha Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa soo saaray qoraal ku…
Wasaaradda Arrimah Gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay heshiis cusub ay gaaren Ahlu suna iyo dowladda Soomaaliya, kaasoo ku saabsan tirada…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar caawa ku qaadeen…
Hotelka SYL oo xalay ay weerar ku qaadeen dabley ka tirsan Alshabaab ayna ka dhex dagaalamayeen muddo 7 saacadood ah…
11 xildhiban oo ka tirsan Baarlaamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mooshin ka gudbiyey Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye)…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay inaysan jirin dayacaad mas’uuliyad oo ka weyn in Alsahbaab ay gaaraan Hotel SYL oo…
Weerarka Alshabaab ku qaadeen xalay Hotelka SYL ee u dhow Madaxtooyada Soomaaliya wuxuu gebi ahaan ka duwanaa weerarradii noociisa ahaa…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa sheeay in qasaaraha ka dhashay weerarkii Hotelka SYL uu…
Ciidamada dowladda ayaa saaka u diiday saxafiyiinta warbaahinta Muqdisho inay tagaan Hotelka SYL ee xalay weerarku ka dhacay.
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray weerarkii Dabley ka tirsan Alshabaab xalay ku galeen Hotelka SYL ee magaalada…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd ay ciidamada Amniga soo afjareen weerarkii dabley ka tirsan…
Qarax weyn ayaa goor dhow ka dhacay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay caawa weerar u qaadeen, gudaha u…
Taliska Booliska Soomalaiya ayaa ka hadlay weerarka ay Caawa maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo ku…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu weli socdo weerarka ay dabley ka tirsan Alshabaab ku galeen Hotelka…
Dabley ka tirsan Alshabaab ayaa gudaha u galay Hotelka SYL ee caanka ah oo ku yaalla kasoo horjeeda iridka laga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in rasaas laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo la maqlayo dhawaqa rasaasta meel u dhow…
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta gudddoomay abaal-marinta caalamiga ee nabadda ee Nobel, isagoo khudbad ka jeediyey munaasabad…
