Browsing: Somali
Golaha Ammaanka Q/Midoobay ayaa war kasoo saaray xaaladda Soomaaliya, kadib markii Golaha ay warbixinno u jeediyeen 21-kii Novembar 2019, Wakiilka…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa beenisay war ku saabsan in garoonka Muqdisho laga ceiyay, loona diiday inay dalka soo…
Maamulka Somalialnad ayaa xabsiga dhigay Ugaarsato ka timid dalka Imaaraadka Carabta, xilli ay ka duuli rabeen Garoonka Cigaal magaalada Hargeysa.
Roobab xoog leh oo maata iyo caawa ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa dhaliyey inay xirman wadooyin badan, waxaana ka dhashay…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa 25-ka Novembar 2019 u magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka inuu noqdo Suleymaan Maxamed Maxamuud, waxaana uu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, isagoo xilkii ka qaaday xeer ilaaliyihii hore…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilka ka qaaday xeer-ilaaliyihii guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir, isaga oo magacaabay xeer…
Qoraal kasoo baxay Guddiga Farsamada maamul dhisidda Galmudug ayaa soo saaray jadwalka guud ee doorashada Galmudug oo ay ka mid…
Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya ee ku sugan Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa maanta ka hor istaagay xildhibaannad Dalays Xasan Aadan…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow iyo mas’uuliyiinta hoos yimaada wasaaradiisa ayaa looga yeeray inay hortagaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta dib u bilowday Dhageysiga dacwadda u dhaxaysa Xisbiga Himilo Qaran iyo Hey’adda Duulista rayidka…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa iska hor imaad xalay dhex maray dabley hubeysan iyo ciidamada dowladda oo ka dhacay xaafadda Gubta…
Waxaa maanta baaqday kulan ay Guddiga Joogtada Golaha Shacabka la yeelan lahaaWasiirka Amniga iyo Masuuliyiinta Hay’addaha Amniga, markii ay ka…
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida culimada waaweyn ee Soomaalida ayaa sheegay inuu isagu dalbaday in la joojiyo muxaadaradii…
Qoral ay soo saareen Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggamiyaan madaxweynayuaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh…
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukun culus ku riday Nin is-miidaamiye ahaa oo doonayey inuu isku…
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame Villa Soomaaliya ayaa dood ka keenay qaabka loo qabanqaabiyey kulankii dhowaan dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya…
Qoyska Allaha u naxariistee Almaas Elman Cali Axmed oo 20kii bishan November ku geeriyootay magaalada Muqdisho ayaa qoraal ay soo…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa caawa soo bandhigtay nin ka tirsan Alshabaab oo ka danbeeyay qaraxii maanta ka dhacay…
Waxaa suuragal noqotay in gacanta lagu dhigo ninkii ka danbeeyay qarixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo ahaa Miino lagu…
