Browsing: Somali
Waxaa magaalada Kismaayo xalay ka dhacday xaflad sagootin ah oo loo sameeyay madaxdii hore iyo siyaasiyiintii ka qeyb gashay caleemo-saarkii…
Madaxweynaha Jubbaland ee dib u doorashadiisa aysan aqoonsan dowladda Federaalka Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta martiqaad ugu sameeyay madaxda…
Qarixii weynaa ee dadka badan lagu laayey, kaasoo casirkii Sabtidii ee 14-ka Oktoobar 2017 ka dhacay Isgoyska KM 5 ee…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho laga xusay sanadguuradii labaad ee qaraxii 14-ka Oktoobar ee dadka badan lagu laayey, waxaana munaasabad ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo ayaa dadka Soomaaliyeed u diray farriinta ee Xuska labaad ee Qarixii 14-ka Oktoobar oo boqolaal…
Ciidamaada Dowladda Kenya ee qeybta ka ah AMISOM, kuna sugan Magaalada Kismaayo ayaa la xaqiijiyey inay ka qeyb qaateen jebinta…
Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa intooda badan la xiray, waxaana la dhigay ciidamo fara badan iyadoo la joojiyey dhammaan Gaadiidka adeegsan…
Weerar dabley hubeysan xalay ka geysteen Magaalada Kismaayo oo xarunta KMG u ah maamulka Jubaland ayaa lagu dilay sarkaal hore…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta mamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Sh/Dhexe ee dhinaca Amniga Muxumad…
Laba ka mida Madaxweynayaasha sheegtay in loo doortay maamulka Jubbaland oo kala ah: C/naasir Seeraar Maax iyo xildhibaan C/rashiid Maxamed…
Al-Shabaab ayaa War ay kasoo saartay weerar madaafiic ah oo maanta lagu qaaday xarunta Xalane ee ay degan yihiin AMISOM…
Qoraal kasoo baxay Wakiilka xoghayaha guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa lagu cambaareeyay weerar hoobiyeyaal ah oo…
Hoobiyeyaal lagu weerarray xarumaha AMISOM iyo UN-ka ee Xalane & Faahfaahinta Qasaaraha ka dhashay..
Weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal ayaa lagu weeraray maant xarunta xalane ee dhinaca ku heysa garoonka diyaaradaha Muqdisho, halkaasoo xarumo u…
Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saacadihii ugu danbeeyay kulamo wadatashi ka leh go’aankii ay ka qaadan lahaayeen faragelinta dowladda Kenya…
Waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari maanta lagu xiray Muuse Cali Jaamac oo ah siyaasi caan ah oo mucaarad…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibannada mucaaradka ku ah madaxweyne Farmaajo oo ka tirsan xisbiga UPD ee uu…
Kenya ayaa xaqiijisay in ugu yaraan 10 ka mida saraakiisha ciidamada Booliska ee dalkaasi lagu dilay Miino loo dhigay degaan…
Alshabaab ayaa xukun toogasho ah ku fulisay oday da’ ah oo guddoomiye xaafadeed ka ahaa magaalada Jowhar, kaasoo degaanka Fiidow…
Faahfaahin ku saabsan Mooshinka ka dhanka ah Ciidamada Kenya ee loo gudbiyey Baarlamaanka Federaalka
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Mooshin lagu dalbanayo in dalka laga saaro ciidamada ka socda dalka Kenya ee ka…
Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis ka kooban shan qodob oo wada shaqeyn ah, kadib…
