Browsing: Somali
Taliyihii ciidamada xoogga dalka ee xilka laga qaaday Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa dhaliilay xil ka qaadista joogtada…
Qarax Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sababay geerida mas’uul hore uga tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir, sida ay sheegeen…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in madaxda iyo saraakiisha Ahlu suna ay isaga baxeen magaalada.…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada ay dowladda Somalia maanta geystay magaaladaasi ay la wareegeen xarumaha muhiimka…
Agaasimaha Isbitaalka Xoogga dalka ayaa ku dhaawacantay Qarax miino oo lala beegsaday Gaari ay la socotay oo saaka marayey agagaarka…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in diyaarado sida ciidamo ka tirsan dowladda Somalia ay laba diyaaradood ka dejiyeen…
Dowlada Somalia ay war ay soo saartay ku cambaareysay weerarkii ciidamada Kenya Jimcihii ku qaadeen xarun ay leedahay shirkadd Isgaarsiin…
Madaxweynaha Xilka sii haya ee Galmudug ayaa soo saaray wareegto uu xilka uga qaaday Wasiir ka tirsan Xukuumadda Galmudug oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Miino oo lala eegtay Gaari Toyota Hilux ah oo ay wateen askar ka…
Madaxda Dowladda Somalia ayaa diyaarisay qorshe lagu go’doominayo madaxweynaha dib loo doortay maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), kadib markii…
Maamulka Gobolka Banadir ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaaabada Xafladda xil wareejinta Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, sida lagu…
Iyada oo ay weli sii socoto burburinta ay Ciidanka Kenya ku hayaan xarumaha Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliya ee Gobollada Jubbooyinka &…
Waxaa maanta xarunta Dowladda Hoose ee maamulka G/Banaadir lagu soo dhoweeyay Qoyska Allaha u naxariistee Duqii hore ee Muqdisho ahaana…
Dowladda Somalia ayaa ku gacan seyrtay martiqaad uga yimid Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika oo ku saabsanaa warbixin ay…
Waxaa si lama filaan ah madaxweynaha Soomaaliya sanad gudihiis ah xilal waaweyn ugu magacaabay Odowaa Yuusuf Raage oo ka tirsana…
Loolanka u dhaxeeya dalalka Jabuuti iyo Kenya ee kursiga Golaha Amniga Q/Midoobay ayaa weji cusub yeeshay, kadib markii dowladda Jabuuti…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Filish) ayaa kulankiisii ugu horeeyay la yeeshay ku xigeenkiisa maamulka iyo Maaliyadda…
Dowladda Kenya ayaa qaaday tallaabo kale oo ay dooneyso inay uga hortagto Go’aan kasoo baxa Maxkamadda Cadaaladda Adduubka ee ICJ…
Hoggaamiyaha Ahlu suna ayaa qoraal uu kasoo saaray magaalada Dhuusamareeb wuxuu si cad uga hor yimid qorshaha ay dowladda Somalia…
Iyadoo shalay 22-ka Ogost 2019 ay ahayd maalin doorasho iyo magaacabid badan ay dhaceen Muqdisho iyo Kismaayo ayaa gelinkii danbe…
