Browsing: Somali
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ku dhawaaqay in dowladda Soomaaliya ay xiriirkii diblomaasi u jartay dalka Galbeedka…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in dad tahriibayaal ah oo u dhashay Oromada Itoobiya lagu dilay halkaasi, kadib…
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiis ku saabsan musuqmaasuq oo loo xiray Mas’uuliyiin ka tirsan…
Wakiillada Midowga Afrika iyo IGAD u qaabishan Soomaaliya Francisco Madeira iyo IGAD, Mohamed Ali Guyo ayaa maanta ka degay Magaalada…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka bilaabanaya diiwaangelinta ciidamada Ahlu suna ku wareeejisay dowladda Somalia, iyadoo ay halkaasi ku sugan yihiin taliyeyaasha…
Shirkadda Facebook ayaa shaacisay in ciladii qabsatay la xaliyey gebi ahaan, kadib markii ay ku qaadatay muddo 11 saacadood ah…
Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun ku riday Nin lagu eedeeyay in uu ka…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa shaaciyey inuu arrimaha iyo dib u heshiisiinta Galmudug u wakiishay wasaaradda arrimaha…
in ka badan 44 qof oo qaxooti muhaajiriin ayaa ku dhintay duqeyn diyaaradeed oo ka dahacay duleedka magaalada Tribobi ee…
Beesha caalamka ee ku howlan arrimaha Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda Galmudug iyo dadaalka dib u heshiin ee ka…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa baajisay shir jaraa’id oo ay duhurnimadii maanta shaacisay inuu qabanayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire…
Weerar nooc cusub ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii weerar Mindiyo loo adeegsaday lagu qaaday guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Sh/hoose…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in saxafiyiinta looga yeeray xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa abaalmarin guddoonsiiyay Guddiggii Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda sanadkan 2019, isagoo uga mahadceliyay shaqadii ay qabteen.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay inuu dagaal ka dhacay degaanka Mareero ee duleedka magaalada, kadib markii ay is…
Wararka laga helauo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay halkaasi ku dishay nin…
Wararka laga helayo dalka Liibiya ayaa sheegaya in in dad ka badan 40 qof lagu dilay weerar ay diyaarad dagaal…
Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa shaaciyey inta jeer ee la isku dayey intii uu xilka hayey in la khaarijiyo…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada…
Hadal jeedinta waa mid ka mid ah xirfadaha ugu waaweyn ee madaxda u horseedi kara in ay kasbadaan kalsoonida shacabka,…
