Browsing: Somaliland
Fannaanka Nimcaan Hilaac oo baxsaday iyo Ciidamada Somaliland oo si weyn uga raadinaya Gobolka Awdal
Ciidamoada Booliska Soomaaliland ayaa baadi goobaya Fanaanka Nimcaan C/raxmaan Xasan (Nimcaan Hilaac) oo si qarsoodi ah ku tegay magaalada Boorame.
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay xireen aabaha dhalay fanaanka caanka…
Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dhawaaqay golaha wasiirrrada maamulkiisa oo guud ahaan ka kooban 32…
Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xilka loo dhaariyay.
Waxaa xalay magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ku geeriyootay Fanaanadii ugu horeysay ee Soomaaliyeed ee noqota heesaa.
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dowladda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa hadla qiimeyn uu ku sameeyay doorashadii madaxweynaha Somaliland iyo hambalyo…
“Waxaan go’aansaday inaan Natiijada gacan ku samayska ah ee la dhoob dhoobay aan aqbalo. Umaan tanaasulin Muuse iyo Kulmiye toona waxaan…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in musharaxa xisbiga mucaaradka ee Wadani C/raxmaan Cirro uu ku dhawaaqay Go’aanka xisbigiisu ka…
Wararka laga helayo magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa sheegaya in bannaanbaxyo ay ka socdaan magaalada.
Guddiga doorashooyinka jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbnaannida ee Somaliland ayaa shaaciyay in Muuse Bixii oo ku guuleystay doorashadii madaxtinnimada Somaliland…
Musharaxa Xisbiga talada haya ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku guuleystay doorashadii madaxweynaha ee Somaliland oo qabsoontay 13-kii November…
Guddiga Doorashada Somaliland ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay natiijadii doorashada madaxweyne ee maamulkaasi, iyadoo la shaaciyay madaxweynaha ku guuleystay doorashada.
Musharaxa xilka madaxweynaha eee xisbiga mucaaradka Somaliland C/raxmaan Maxamed C/llaahi Cirro wuxuu diiday natiijada doorashada madaxweynenimo ee Somaliland, isagoo ku…
Guddiga doorashooyinka jamhuuriyadda iskeed madax banaanida ugu dhawaaqday ayaa maanta la filayaa in ay ku dhawaaqaan natiijada doorashadii madaxtinimo ee…
Musharaxa Xisbiga Wadani ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay inuu qaadacay doorahadii 13-ka bishab ka dhacay maamulka Somaliland.
Musharaxa Xisbiga UCID ee xilka madaxweynaha Somaliland ayaa eedeyn yaab leh u jeediyay xisbiga Wadani.
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa heegaya in Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani uu mar kale ka baxay wada-shaqeyntii uu la…
Guddiga Kormeerayaasha caalamiga ah ayaa war ay kasoo saareen doorashada madaxweynaha Somaliland waxay ugu baaqeen xisbiyada siyaasadda inay ka fogaadaan…
Waxaa deggan xaaladda xaafadaha ay xalay rabshado ka dheceen xalay ee ka tirsan Hargeysa iyo Burco, sida ay dad deegaanka…
Rabshado ayaa caawa ka dhacay magaalooyin ka mida maamulka Somaliland, iyadoo ciidamada Booliska ay rasaas rideen magaalada Hargeysa.
