Browsing: Somaliland
Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ahna musharaxa xisbigaasi ee xilka Madaxweynaha Somalialand ayaa caawa Hargeysa kula hadlay saxaafadda, isagoo soo saaray go’aano…
Korjoogtada caalamiga ah ee dusha kala socota doorashadii Isniintii ka dhacday maamulka Somaliland ayaa sheegay inaysan arkin khaladaad waaweyn oo…
Masuuliyiin ka tirsan xisbiga Waddani oo goor dhoweyd la hadlay warbaahinta ayaa shaaciyay inay doorashada ka dhacday ku shubasho iyo…
Iyadoo la sugayo natiijada doorashadii madaxweynaha maamulka Somaliland ee Isniintii loo dareeray ayaa waxaa digniin laga soo saaray dhacdooyin ka…
Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Laba sarkaal oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ee Waddani.
Muse Biixi Cabdi gudoomiyaha xisbiga talada haya Somaliland, ahna murashaxa jagada madaxweynaha ee xisbiga Kulmiye wuxuu ku dhashay miyiga Hargeysa…
Puntland ayaa soo bandhigay kaararka doorashada Somaliland oo lagu qabtay degaano ka mida gobolka Sanaag.
Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi gudooomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani isla markaana ah murashaxa madaxweynaha wuxuu ku dhashay magaalada Hargeysa sanaddii…
Gobollada Maamulka Somaliland ayaa maanta looga dareeray doorashada madaxweynaha dalkaasi oo ay ku loolamayaan saddex musharax.
Guddiga Doorashada Somaliland ayaa soo saaray amar ku saabsan dhaqdhaqaaqa Gaadiidka maalinta ay dhaceyso Doorashada madaxweynaha maamulkaasi oo ku beegan…
Koox dhalinyrro ah ayaa xalay eeraray hoyga uu magaalada Hargeysa ka degan yahay musharaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaradka ee Waddani…
Madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Madaxweynaha maamulka khaatumo Dr Cali Khaliif Galleyr…
Maamulka Somaliland ayaa ka shaaciyay shir ay iskugu yimaadeen wasiirka Duulista hawadda Somaliland iyo wasiirka Duulista Soomaaliya oo ka dhacay…
Maamulka Somaliland ayaa shaacoyay inay isha ku hayaan saldhiga millatari ee Turkigu ka furtay magaalada Muqdisho.
Fannaanada Yurub Cabdi Cismaan (Yurub Geenyo) oo maanta Hargeysa dib ugu laabtay markii uu cafis u fidiyay madaxweynaha Somaliland ayaa sheegtay…
Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay maamulka Somaliland inay barakicisay kumanaan Oromo ah oo ku noolaa maamulkaasi.
Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shaacisay in la laayay boqolaal Soomaali ah oo ay xasuuqeen Orromada.
Maamulka Somaliland ayaa canbaareysay qaabka ay xukuumada Myanmar ula dhaqmayso Muslimiinta Rohingya.
