Alshabaab ayaa Wararka ayaa sheegaya kasoo saartay Qaraxii 28-kii bishan ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye ee dhaliyey qasaaraha faraha badan…
Browsing: Alshabab
Waxaa soo gabagaboobay tira-koobka dadkii ku waxyeeloobay qaraxii weynaa ee maanta ka dhacay Ex. Kontrol ee magaalada Muqdisho, iyadoo dad…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxii xoogga lahaa ee is-miidaaminta ahaa loola dan lahaa Injineero ajnabi ah…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in Alshabaab ay weerar culus ku qaadeen degaanka Goof-gaduud buurey ee duleedka magaalada…
Warbaahinta Al-Shabaab ayaa shaacisay in weerar cusub oo ay ku qaadeen Gobolka W/Bari Kenay ay ku dileen 9 qof oo…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd ay ciidamada Amniga soo afjareen weerarkii dabley ka tirsan…
Qarax weyn ayaa goor dhow ka dhacay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay caawa weerar u qaadeen, gudaha u…
Taliska Booliska Soomalaiya ayaa ka hadlay weerarka ay Caawa maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo ku…
Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka ee NISA ayaa shaacisay muuqaalka Nin la sheegay inuu weerar Bam Gacmeed geysan rabay, iyadoo ayc…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar ku qaadeen ciidamo ka tirsan dowladda…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa la wareegtay degaanka Gacan-maroodi oo dhinaca waqooyi ka xigaa degmada Yubbe ee gobolka Sanaag oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Amniga ay gacanta ku dhigeen dabley weerar ku qaaday xarunta degmada…
Haweeney lagu eedeeyay inay ka tirsaneyd Alshabaab ayaa maanta lagu xukumay 15 sano oo xarig ah, kadib markii lagu helay…
Alshabaab ayaa magaalada Jilib uga dhawaaqay olole lagu magaacabo ‘Carabiyeynta Umadda” oo muddo lix bilood ah dadka lagu barayo.
La-taliyihii dhinaca Amniga ee Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macalim Maxamuud ayaa sheegay in Alshabaab ay ku xoogeysteen magaalada Muqdisho, taasoo ay…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Maleeshiyada Alshabaab gubeen qaar ka mida gaadiidka dadweynaha ee BL-ka oo isaga…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa saddex qof oo xalay toogasho lagu dilay degmada Waaberi eemagaalada Muqdisho, mar ay dabley…
Weerar dabley hubeysan xalay ka geysteen Magaalada Kismaayo oo xarunta KMG u ah maamulka Jubaland ayaa lagu dilay sarkaal hore…
Weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal ayaa lagu weeraray maant xarunta xalane ee dhinaca ku heysa garoonka diyaaradaha Muqdisho, halkaasoo xarumo u…
Kenya ayaa xaqiijisay in ugu yaraan 10 ka mida saraakiisha ciidamada Booliska ee dalkaasi lagu dilay Miino loo dhigay degaan…
