Iyadoo maalinta Beri ay magaalada Cadaado lagu caleemo saari doono madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa magaaladaasi ku sii…
Browsing: Cadaado
Waxaa xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ka socda qabanqaabada loogu jiro u diyaargarowga munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha cusub ee…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo lagu waday inuu maanta socdaalkiisii ugu horeeyay ku tago Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka galgaduud ayaa…
Waxaa heer gabagabo ah maraya loolanka ololaha loogu jiro jagada madaxweynaha iyo ku xigeenka madaxweynaha ee maamulka cusub ee Galmudug…
Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa goor dhoweyd ansixiyay Guddiga Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi oo doorashadooda ay dhici…
Waxaa soo gabagaboobay doorashadii Guddoonka Baarlamaanka maamulka cusub ee Galmudug, waxayna xubnaha loo doortay xilka guddoonka Baarlamaanka Galmudug ay kala yihiin:…
Waxaa si toos ah uga socota xarunta Hoolka madaxtooyada magaalada Cadaado doorashada guddoonka Baarlamaanka Galmudug, waxaana wareega koowaad ku loolamaya…
Wafdi uu hogaaminayay guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud iyagoo ka…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan qarax is-miidaamin ah iyo weerar ay koox hubeysan ku qaadeen xarunta uu ka socda…
Ergada shirka Maamul u sameynta Gobolada Dhexe ayaa shaaca laga qaaday inay ansixiyeen Dastuurka uu yeelanayo Maamulka Gobolada dhexe ee loo…
Wafdigii dowladda Soomaaliya ee tegay magaalada Jigjiga ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Cadaado kadib markii ay heshiis la soo…
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee fadhigoodu ahaa magaalada Dhuusamareeb iyo xarunta Gobolka Galgaduud oo isaga baxay kadib markii ay kala…
Wadi ka socda dowladda Soomaaliya iyo maamulka Gobolka Galgaduud ayaa gaaray magaalada Jigjiga ee is-maamulka Soomaalida dalka Itoobiya kadib markii…
Wararka Caawa laga helayo degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Baar ku yaala halkaasi uu ka dhacay fal…
Wararka laga helayo degmada Cadaado ee loo fadhiyo shirka maamul u sameynta goboladda dhexe ayaa sheegaya in beelaha gobolada dhexe…
Wararka laga helayo degmada Cadaado aya asheegaya in weli la isku mari la’ yahay shirkii maamul u sameynta gobolada dhexe…
Odayaasha dhaqanka beelaha ee saldhigga u ah shirka maamul u sameynta gobollada dhexe ee ka socda degmada Cadaado ee Gobolka…
Wasiirkii hore ee Amniga dowladda Federaalka, La-taliyaha arrimaha siyaasadda ee madaxweynaha xilligan iyo musharaxa madaxweynaha maamulka Gobollada Dhexe ee Soomaaliya…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud oo la filayo inuu dhowaan ka furmo shirka maamul u sameynta Gobollada…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta qabyo ahaan u furay shirkii maamul u sameynta gobolada dhexe ee…
