Guddiga Doorashooyinka dadban ee heer Federaal Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada ku amray inay dib ula noqdaan liiska musharixiinta Aqalka sare…
Browsing: Doorashada 2016
Kursiga Beesha Waceysle ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa noqon doona kursi si weyn loogu loolamo kadib markii musharixiin is…
Sheekh Yuusuf Cali Ceynte oo ah guddoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed (Aala-Sheekh) ayaa difaacay qoondadaee 30% ee haweenka laga siiyay Doorashada…
Beesha Sheekhaal ayaa muddo 24 saacadood ah u qabatay madaxweynaha Galmudug inuu jawaab cad uga soo bixiyo laba arrimood oo…
Mida ka mida madaxweynayaasha maamulada dalka ayaa ku dhaqaaqay tallaabo uu Kursi ka mida Aqalka sare ku siiyay siyaasi ay…
Madaxad Madasha Qaran ayaa la sheegay inay shir kale ku yeelan doonaan magaalada Muqdisho, kadib markii ay sidaasi ka dalbadeen…
Guddiga Federaalka ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) iyo xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa maanta yeeshay kulan wada-tashi…
Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa shaaciyay liiska xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka u soo sharxday maamulkiisa.
Maamulka Galmudug ayaa soo sharxay xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka uga mid noqonaya maamulkooda.
Madaxweynaha Puntland ayaa shaaciyay liiska xubnaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya u soo sharxday maamulkiisa.
Guddiga doorashooyinka Dadban ee maamulka Puntland oo ah guddi heer Goboleed ah ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan sharuudaha laga…
Dhismaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya waa qodobka ugu adag ee horyaalla Doorashada 2016 oo marar badan dib u dhac…
Muuqaal dhiirrigelin ah ayaa laga sameeyay sida doorashooyinka Soomaaliya ay u dhacayaan iyadoo ay faafisay hay’adda Q/Midoobay ee Soomaaliya.
Iyadoo ay maanta ku eg tahay waqtiga loo qabtay in maamulada dalka ku soo gudbiyaan liiska musharixiinta Aqalka Sare ee…
C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa magaalada Garowe ka sheegay in Soomaaliya aysan ka jirin doorasho dadban balse ay socoto kororsiimo…
Iyadoo ay sii xoogeysaneyso ololaha doorashada 2016 ee logu jiro kuraasta labada aqal ee Baarlamaanka iyo Villa Somalia ayaa waxaa…
War ay soo saareen wakiilada beesha caalamka ayaa niyad xumo ka muujiyay dib u dhaca ku yimid soo gudbinta musharixiinta…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in liiska xubnaha Puntland u soo sharaxday Aqalka…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu diyaariyay liiska musharixiinta 8-da xubnood ee Aqalka…
