Iyadoo madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland maanta laga sugayo magaalada Muqdisho, kadib cadaadis ay saartay Beesha Caalamka si ay qeyb uga…
Browsing: Doorashada 2020
Madasha Xisbiyadda Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si aan…
Dowladda Mareykanka ayaa la sheegay inay ka dalbatay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu qabto shir dhameystir u ah shirkii…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka hadlay xeritaanka Shirka Dhuusamareeb 3 ayaa sheegay inay heshiis muddo dheer qaatay oo…
Heshiiska Doorashada 2020/2021 ee magaalada Dhuusamareeb ku saxiixeen Madaxweynaha Soomaaliya, saddex maamul goboleed iyo Gobolka Banaadir, wuxuu meesha ka saaray…
Wareegii sadexaad ee wadatashiga Madaxda Qaranka ee arrimaha Doorashooyinka 2020/21 ee horey loogu heshiiyey Shirkii Dhuusamareeb laba ayaa ka dhacay…
Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya oo loo yaqaan “Saaxiibada Soomaaliua” ayaa War-Cad oo ay kasoo saareen xaaladda Soomaaliya walaac ka…
Maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle ayaa magacaabay xubnaha Guddiyada farsamada ee doo diyaariaya hannaanka Doorashada dalka 2020/2021.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay xubnaha uga mid noqonaya Guddiga Farsamada Shirka Dhuusamareeb III ee ka shaqeynaya nooc…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee Maamul Goboleedyada Dalka oo magacaaba xubnaha Guddiga Farsamada ee…
Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Berri oo Sabti ah isugu yeeray xildhibaannada, iyado farriimo loo kala diray.
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa caddeeyay waxa ay ku diideen Doorasho Qof iyo Cod ah sida ay…
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in dowldda hadda jirta uu waqtigeeda gabagabo yahay, isla markaan aysan…
Kursiga Baarlamaan ee uu hadda ku fadhiyo guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Mahad Cabdalla Cawad ayaa noqday kursiga…
Guddiga Doorashada Madaxda Bannaan ee Qaranka oo maanta ho tegay Baarlamaanka Federaalka ayaa shaaciyey in Doorashada dalka laga qabto a…
Puntland ayaa war saxaafadeedkii ugu cusla kasoo saartay xaaladda siyaasadeed ee dalka, howlaha Doorashada ee socda, iyadoo ku hanjabtay inay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shalay ka qeyb galay shir khadka internetka ku dhex maray madaxda Maamul Goboleedyada, iyadoo…
Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay inuu sharci darro ahaa Guddiga labada Aqal ee…
Waxaa maanta xildhbaannada Golaha Shacabka loo qeybiyey Xeerarka dhameystirka Doorashooyinka Qaran, iyadoo laga doodi doono maalmaha soo socda.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa cadaadiskii ugu weynaa saaray Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi, kadib markii uu ku…
