Waxaa saka dib uga bilowday xarunta Afisyoone shirka Madaxda dowlada iyo maamul Goboleedyada oo hakad galay labadii maalmood ugu danbeysay.
Browsing: Doorashada
Madaxda Dowladda Federalka, Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta oo Arbaco ah dib u anba qaadaya shirkii…
Saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada inay heshiis ka…
Shirkii Afisyoone ee madaxda dowladda iyo maamul Goboleedyada dalka ayaa mar kale dib u dhac ku yimid, iyadoo lagu waday…
Dowladda Ingiriska ayaa madaxda Soomaalida ee ku shirsan Xarunta Afisyoone ugu yeertay inay la yimaadeen debecsanaan wax dhiseysa iyo xal…
Xafiiska Qaramada midoobay ee Soomaaliya ayaa ku booriyey madaxda Soomaalida ee ku shirsan Xarunta Afisyoone inay heshiis gaaraan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la isku mari waayey shirkii Gogolxaarka ahaa ee u dhaxeeyay madaxda maamul…
Waxaa goor dhoweyd xarunta Afisyone ee magaalada Muqdisho ka furmay kulanka Gogolxaarka madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada dalka, iyadoo…
Shirkii hordhaca ahaa ee madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada ayaa goor dhoweyd lagu soo gabagabeeyay xarunta Afisyoone ee magaalada…
Iyadoo uu maanta xarunta Afisyoone ka furmay kulan hordhac u ah shirka Wadatashiga Doorashada ayaan waxaa soo baxeysa faahfaahinta shirka…
Shirkii maanta ee madaxda dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ee ay qabanqaabisay ayaa la filayaa inuu goor dhow ka furmo…
Beesha Caalamka ayaa ku guuleystay inay shir isugu keento madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada, kaasoo Sabtida 3-ta April ka…
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xalay ugu baaqay hogaamiyayaasha Soomaalida in ay ku kulmaan fursadda ugu horreysa si looga…
Golaha Ammaanka Q/Midoobay ayaa bil gudahood markii labaad xalay kulan gaara ka yeeshay xaaladda Doorashada Soomaaliya iyo is-mari waaga ka…
Waxaa gebi ahaan fashilmay dadaallladii lagu doonayey in lagu qanciyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Galmudug, K/Galbeed iyo Hirshabeelle si ay kaalintooda…
Dadaalladii loogu jiray inuu furmo shirkii wadatashiga madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada ayaa rajo la’aan kusoo dhammaaday, kadib markii…
Golaga Badbaado Qaran ee ay ku mideysan yihiin dowlad Goboleedyada Puntland, Jubbaland, Midowga Musharixiinta iyo Golaya siyaasiyiinta Waqooyiga ayaa digniin…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa kulamo kala gaara oo adag la yeeshay maanta iyo caawa Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa caawa kulan la leh guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Shariif Sheekh Axmed, kadib kulan…
Kulan ay qabanqaabisay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dhex maray guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Laftagareen.
