Ethiopia’s new premier Abiy Ahmed named a new defence minister on Thursday as part of a reshuffle to help implement…
Browsing: Eithopia
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Dr Abiy Axmed, ayaa ballan qaaday inuu isbadal ku samayn doono sharciyada uu sheegay in ay…
Shir ay saddexda dal ee Itoobiya, Masar iyo Suudaan ee arrinta Biyo-xireenka weyn ee Itoobiya ka dhiseyso Webiga Niil ayaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa telefoon u diray Ra’iisal wasaaraha cusub ee Itoobiya Abiy Ahmed oo maanta loo dhaariyey…
Rra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya ayaa maanta loo dhaariyay xilka, isagoo si rasmi ah talada ugala wareegay Ra’iisal wasaarihii…
Dr. Abiy Ahmed Ali ayaa lagu wadaa inuu noqdo muslimkii ugu horeeyay ee Ra’iisal wasaare kan oqda dalka Itoobiya, kadib…
Isbaheysiga talada haya ee dalka Itoobiya ayaa u doortay Dr. Abiy Ahmed Ali inuu noqdo Hogaamiyaha Xisbiga EPDRF.
Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay caddeysay mowqifkeeda rasmiga ah ee heshiiska dekadda Berbera oo ay dhowaan ku biirtay heshiis…
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Rex Tillerson, ayaa cambaareeyay xaaladda degdega ah ee ay xukuumadda Itoobiya ku soo rogtay dalkaasi.
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad ku saabsan heshiiska dekadda Berbera ka reebtay dowladaha ku lugta leh ee Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta.
Waxaa todobaadkan si rasmi ah ay u Saxiixdeen Dowlada Itoobiya, Somaliland iyo Shirkada DP World mashruuca balaarinta dekadda Berbera kaasi…
Hadal haynta ugu badan beryahaan geyiga Somaaliyeed ayaa aheed muranka Shirkada Dekedaha Dubai DP World iyo Dawladaha DJibouti, Somaliya, Ethiopia…
Dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah uga mid noqotay heshiis shirkadda DP World ee dalka Imaaraadka kula wareegtay maamulka dekadda…
Hoggaamiyaha is maamulka Oromada ee dalka Itoobiya Lemmy Megersa oo sidoo kale ah hoggaamiya xisbiga OPDO oo ka mida isbaheysiga…
Ra’iisal wasaarihii dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa is casilay Khamiistii 15-ka Febraayo 2018, waxayna Itoobiya gashay xaalad degdeg ah iyo…
Isbeddel ku cusub Xukunka iyo dhaqan-siyaasadeedka Itoobiya, lagana yaabo in uu halistiisa yeesho ayaa hadda ku socda qaabkii ay Itoobiya…
Ethiopia said Saturday that a state of emergency will remain in place for six months, as the authorities move to…
Xukuumadda Itoobiya ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladda degdega ah ee lagu soo rogay dalkaasi iyo xilliga ay socon doonto.
Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa goor dhoweyd looga dhawaaqay in xaalad degdeg ah lagu soo rogay dalka Itoobiya.
Ra’iisal wasaarihii Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii kadib qoraal uu soo saaray iyo isagoo telefishanka…
