Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadahiisa aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dowladda Itoobiya u fadhin doona…
Browsing: Farmaajo
Senator Muuse Suudi Yalaxow aya si kulul uga hadlay xaaladda dalka iyo qaabka uu Villa Somalia ku joogo Maxamed C/llaah…
Maamulka Jubbaland ayaa dalbatay in Maxamed C/llaahi Farmaajo ay tahay inuu dhammaan wareejiyo awoodda iyo taliska ciidamada, kadib markii uu…
Ka sokow iney tahay Maalinta Shaqaalaha Adduunka, 1-da May waxay maanta kaddib ku summadeysnaan doontaa Maalinta Dibu Soo Nooleynta Dimoqraadiyadda…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta 1 May 2021 hortegay Aqalka hoose ee Golaha shacabka Baarlamaanka…
Sida looga bartay Oday Farmaajo khudbooyinkiisii horey uu barlamaanka uga horjeediyey waxay u badnaayeen kuwo nuxurkoodu isku mid yahay.
Safiirka Soomaaliya u jooga dalka Kenya Maxamud Axmed Nur (Tarsan) ayaa si aan looga baran mas’uul xil dowladeed oo diblomaasi…
Golaha Midowga Murashixiinta ayaa war uu caawa soo saaray wuxuu uga digay Guddoonka Golaha Shacabka ee muddo xileedkiisu dhammaaday inay…
Xogheynta Baarlamaanka ayaa farriimo ku saabsan kulanka Berri ee Golaha shacabka yeelanayo u dirtay xildhibaannada oo loo sheegay waqtiga iyo…
Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlay xaaladda dalku marayo iyo khilaafka Doorashada ayaa sheegay in Ra’iisal…
Saaxiibow taariikhdu waa isa soo celcelisaa ee aan ku xusuusiyo dhacdo aan xusuusteyda ka go’in. Alle ha u naxariistee Ganacsade…
Qoraalladii daqiiqadaha u dhaxeeyay ee ay soo saareen madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Galmudug / Hirshabelle iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta waxay…
Dowladda Mareykanka ayaa ka dalbatay inay Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya inay…
Kadib khudbadii uu madaxweynaha xilligiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi xalay saqdii dhaxe jeediyey ayaa waxaa soo baxay shaki badan oo ku…
Aqalka hoose ee Golaha Shacabka ayaa kulan gaara isugu yeeray xildhibaannada, kaasoo uu dalbaday madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay xaaladda dalka, kadib khudbad saqdii dhexe kadib uu ka jeediyey…
Iyada oo madashii wadaxajoodku Muqdisho taal, doodduna ay meel gabogabo ah marayso ayuu duqu isaga siibtay, mar qura ayaa la…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday uu caawa khudbad u jeedin doono shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweynihii hore, ahna guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa ka adlay xaaladda ka taagan Muqdisho iyo dagaalada ka socda.
Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa si kulul u canbaareeyay weerar ay shegeen ciidanka Maxamad Farmaajo ku qaadeen hoyga ay Muqdisho ka…
