Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa deeq lacageed waxa ay u qeybisay Haween danyar ah oo ku nool magaalada Muqdisho.
Browsing: G//Banaadir
Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya, Maamulka Gobolka Banadair iyo Dalladaha Waxbarashada ayaa laga soo saaray…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo cadaadis weyn ka heystay shirka Garowe ee maanta ka furmay, ayaa qorshe yaab leh…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sii wada dagaalka baraha bulshada ee uu ku beegsanayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusman,…
Xafiiska Hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa ka digay qoraal laga been abuurtay oo lagu faafiyey baraha bulshada, kaasoo ku…
Xaaladda ka dhex taagan Hanti-dhowrka Guud iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa isu bedeshay mid sharci markii Guddoomiyaha Gobolka C/raxmaan Yariisow…
Hanti Dhawrka Qaranka oo xayiraad kusoo rogay in wax lacag ah laga bixiyo Akoonada Maamulka G/ Banaadir ee ka furan…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa amray in muddo labo asbuuc ah lagu banneeyo dhul ay leedahay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo…
Wixii ka dambeeyay 11 Maarso 2019 oo guddoomiyaha G/Banaadir uu soo saaray wareegto ku saabsan in dowladu la wareegtay xaruntii…
Dowladda Soomaaliya ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa si weyn uga welwelsan bannaanbax la sheegay inuu ka dhacay Caasimadda oo…
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa afar gadiidka gurmadka degdegga ah ee Ambulance ugu deeqay maamulka Gobolka Banaadir.
Kulan dhex maray Guddi ka socda Gaadiidleyda BL-ka iyo maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhammaaday natiijo la’aan markii la isku…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku baaqay in xilka laga qaado taliyaha ciidamada Booliska G/Baaadir Saadaq Cumar xasan (John).
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa cambaareeyay dilkii uu sheegay in loo geysatay darawal Mooto Bajaaj iyo qofkii la…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayaa qoraal cabasho iyo eedeyn ah u diray Xafiisyada Qaramada Midoobey iyo Midowga…
Guddoomiyaha Gobolka Banadir C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa sheegay in wareegtadii ay kasoo saareen dhulka Mirinaayada ay sideeda u taagan tahay…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan ayaa u sharxan in dib loogu magacaabo wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya xilkaasi oo uu…
Waxaa muddooyinkii danbe si weyn loo faafiyey xiisad ka dhalatay wareegto ay Dowladda hoose ee Muqdisho kula wareegtay Dhul Dan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shaqadii laga joojiyey guddoomiyaha degmada Xamarjabab ee Gobolka Banaadir Ismaaciil Mukhtaar Cumar…
Waxaa caawa lagu dhawaaqay in howlgal culus uu ka bilowday magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoo ciidamadu fulin doonaan dhaqdhaqaaqyo…
