Browsing: Galmudug
200 Horjooge iyo Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayey DFS sheegtay in lagu dilay duqeynta ka dhacday duleedka Wabxo
Waxaa magaalada Gaalkacyo ka socda diiwaan gelinta musharixiinta kuraasta ugu adag ee yaalla magaaladaasi oo maanta shahaadada musharaxnimo la guddoomnsiyey.
Xaalad kacsan ayaa ka taagan magaalada Gaalkacyo ee dhinaca Galmudug, kadib markii uu khilaaf ka dhashay habka loo maamulayo kuraas…
