Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) iyo wafdigii la socday ku maqnaa dalka Imaaraadka Carabka ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Garoowe.…
Browsing: Garowe
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 36-aad ee Golaha wakiilada Puntland…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa culeys lagu saaray inuu tago magaalada Garowe si uu u furo kalfadhiga 36-aad…
Xasan Maxamed Ciise (Goodir) ayaa ku guulaystay Doorashada duqa magaalada Garowe oo goor dhoweyd lagu soo gabagabeeyay xarunta PDRC ee Garowe.…
Doorashada Duqa magaalada Garowe ee xarunt Puntland ayaa goor dhow la filayaa inay ka bilaabato Hoolka Ha’yadda Cilmi baarista Puntland (PDRC).…
Maxkamada Darajada Koowaad ee gobolka Nugaal, maamulka Puntland ayaa maanta soo gaba gabaysay dacwadii u dhaxeysay Idaacadda madaxa bannaan ee…
Dacwad ay dowlad goboleedka Puntland, gaar ahaan wasaaradda warfaafinta ku soo oogtay Idaacadda Sahan ee ka dhisan magaalada Garowe ayaa…
Xuska Sanadguurada 17aad ee Puntland oo ka socda Garowe & Calanka Putnalnd oo lagu gubay Buuhoodle Bannaabax lagu maamuusayo sanadguuradii…
Madaxwaynaha Puntland C/weli Cali Gaas ayaa maanta Jimcihii wuxuu Gurigiisa ku booqday madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo magaalada…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland kadib markii uu…
Shirkii magaalada Garowe uga socday dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamulada Puntland iyo Juba ayaa laga soo saaray war-murtiyeed 4 qodob…
Magaalada Garowe waxaa maanta Saaladii Ciidul Fitriga ku wada tukaday Garoonka kubadda Cagta Mire Awaare madax ay ka mid yihiin Ra’iisal…
Ra’iisal wasaaraga ukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rishiid Cali (Sharma’arke) ayaa galabta ka degay magaalada cadaado ee ee xarunta KMG…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali iyo wafi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin wasiiro ayaa maanta ku…
Hogaamiyaha maamulka KMG ah ee Juba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada…
Maamulka Puntland ayaa magaalada Garowe maanta ka qabanqaabiyay banaanbax looga soo horjeedo dhismaha maamulka Gobolada Dhexe ee ka socda magaalada…
Xaalad amaan iyo khalkhal ayaa soo wajahay madaxweynaha Puntland kadib markii ciidamo hor leh oo ka goostay maamulkiisa ay u galeen taliye…
Madaxweynayaasha maamulada kumeelgaarka ah ee Juba iyo Koonfur Galbeed Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan ayaa goordhaweyd kadegay caasimadda Puntland ee Garowe.…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Garowe xarunta dowlad goboleedka Puntland, halkaas oo si fiican…
Waxaa saaka qarax xoogan ka dhacay afaafka hore ee xarunta Hay’addaha Qaramada Midoobay (UN-ka) ee magaalada Garowe ee xarunta Puntland,…
