Musharax cusub ayaa maanta ku dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxweynaha Jubba iyadoo ay maanta ku ekeyd qabashada codsiyada…
Browsing: Jubba
Hogaamiyaha xiligisu sii dhammaanayo ee maamulka Jubba Axmed Maxmed Islaan (Axmed Madoobe0 oo maalmihii ugu danbeeyay waday magacaabidda xilal kala…
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Jubba Sheikh Cabdi Maxamed C/raxmaan ayaa sheegay in Axmed Madoobe uu xilka ku soo laaban karo, kana…
Guutooyin ka tirsan ciidamada dalka Itoobiya ayaa kasoo gudbay degmada Doolow ee xuduudka iyagoo soo gaaray degmada Luuq ee gobolka…
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo socdaal dheer ugu maqnaa dalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay ka hadlay mooshinka laga ansixiyay baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee sharci…
Dawlad Goboleedka Puntland ka hor timid oo canbaareysay mooshinkii Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyeen ee shari darro ka dhigay dhismaha golaha Wakiila…
Shir degdeg ahaa oo ay maanta Magaalada Kismaayo ku yeesheen Golaha Wasiirada iyo Xildhibaanada maamulka Jubba ayaa looga hadlay xaaladda Mooshinka…
Hogaamiyaha maamulka kumeelgaarka ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyey saddex ka mida xubnaha golaha…
Maamulada Jubba iyo Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa khilaaf culus ka dhex qarxay kadib markii maamulka K/Galbeed uu si rasmi…
Hogaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa Muqdisho si degdeg ku tegay shalay gelinkii danbe kadib…
Xildhibaanno kasoo jeeda Gobolada Jubbooyinka ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen Muqdisho ku shaaciyay inay mooshin ka gudbiyeen…
Iyadoo shalay uun ahayd markii uu madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya taageeray, soona dhoweeyay dhismaha Baarlamaanka Jubba ee muranku ka taagan…