Waxaa xalay iyo maanta baaqday kulan lagu waday inay yeeshaan Madaxda Maamul Goboleedyada iyo kulan kale oo ay isku arki…
Browsing: Madaxda maamul Goboleedyada
Waxaa xarunta Xalane goor dhoweyd shir gaara uga furmay Madaxda maamul Goboleedyada dalka iyo Wakiilada Beesha Caalamka.
Madaxda Maamul Goboleed ee Galmudug, Hirshabeelle iyo K/galbeed taageersan caawa xarunta Madaxtooyada shir gaara kula leh Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee…
Shirar u socda madaxweynayaasha shanta maamul Goboleed ayaa rajo laga muujiyey is-faham iyo tanaasul laga gaaray qaar kamida qodobadii hortaagnaa…
Waxaa goor dhoweyd Hotel ku yaalla xarunta Xalane ka furmay shirkii labaad ee madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka ka yeelanayaan is-mari…
Waxaa xalay hotel ku yaalla xarunta Xalane ka furmay shirkii ugu horeeyay ee at isugu yimaadeen madaxweynayaasha shanta Maamul Goboleed…
Beesha Caalamka ayaa kulan gaara isugu keeneysa Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya, kadib waanwaan ay gashay saacidihii ugu danbeeyay, waxaana lagu…
Madaxweynaha muddo xileedkiiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa baaq cusub soo saaray, isagoo shir ugu baaqay madaxda dowlad Goboleedyada iyo…
Besha Caalamka ayaa War- cusub kasoo saartay Shirka lagu baaqay inuu dhaco 15-ka Febraayo 2021 ee wadahadalka khilaafka Doorashada, iyadoo…
Wakiilada Beesha Caalamka oo dadaal dheeraad ah ugu jira in xal loo helo is mari-waaga ka taagan Doorashada 2021 ayaa…
Saddexda Madaxweyne ee Maamul Goboleed waxay olole ka wadaan Muqdisho, iyagoo qaaday shan tallaabo oo ahaa howlihii laga sugayey madaxweyne…
Kulan ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa la isugu keenay Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo ujeedkiisu ahaa heshiisiinta labada…
Kulan lagu soo gunaanaday khilaafkii u dhaxeeyay labada guddoon ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia.
Siyaasiga Faarax Macalin Dawaare oo ka mida Siyaasiyiinta Soomaalida Kenya ayaa ku baaqay in Baarlamaanka Soomaaliya uu diido Heshiiska Doorashada…
Kulankii ugu horeeyay ee aan rasmi ahayn balse ahaa qado sharaf ayaa dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxda…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay hadda socoto diyaarinta war-saxaafadeedka laga soo saarayo shirka Dhuusamareeb wejigiisa labaad ee…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar oo ahaa xiriiriyaha wejiga koowaad ee shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa kashifay…
Magaalada Dhuusamareeb ayaa u diyaar garoobeysa wejiga labaad ee shirka Wadatashiga Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka, iyadoo maanta…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug lagu soo gabagabeeyay wejiga koowaad ee shirkii madaxda Maamul Goboleeyada. Shirkan ayaa waxaa…
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka ee shirku uga socda caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa kulamo saacado qaatay oo gaara yeeshay xalay,…
