Guddiga Doorashada Jubbaland ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta iyo Shahaado guddoonsiinta musharixiinta 3 kursi oo ka mida Golaha Shacabka Baaralmaanka Federaalka.
Browsing: Baarlamaanka
Waxaa maanta magaalada Baydhaba lagu doortay shan xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.
Maalmahan waxaa baraha bulshada si weyn ugu baahay war ku saabsan in Guddoomiyihii Baarlamaanka Federaalka Prof. Maxamed Sheekh Cusman (Jawaari)…
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka ahna musharax xildhibaan u taagan Kursiga HOP103 ayaa magaalada Baydhaba uga dhawaaqay in wax nidaam…
Kuraastii la doortay Dib ayaa loo eegi doonaa, Doorasho kasta oo aan waafaqsanayn hanaanka loo asteeyey in loo maro guddiga…
Waxaa magaalada Garowe ka socota doorashada Senatoorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo ay isu bedeshay doorasho aan lagu tartamin…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in tartan aan xoog badan lahayn, laakiin adag uu dhex maray mushariixinta laba…
Waxaa mar kale dib u dhac ku yimid markii saddexaad doorashada Aqalka Sare oo Guddiga Doorashada heer federaal uu shaaciyey…
Xildhibaan Amina Maxamed Cabdi oo ka mida mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay kiiska gabadha Ikraan Tahliil Faarax ee…
Waxaan weli furmin fadhigii gaarka ahaa oo u dhowaan shaaciyey guddoonka Golaha, kaasoo uu codsaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo si uu…
Xogheynta Baarlamaanka ayaa farriimo ku saabsan kulanka Berri ee Golaha shacabka yeelanayo u dirtay xildhibaannada oo loo sheegay waqtiga iyo…
Xoghayaha Aqalka hoose ee Golaha Shacabka ayaa beeniyay in kulanka degdega ah ee Sabtida uu yeelanayo golahaasi aanay jirin xil…
Aqalka hoose ee Golaha Shacabka ayaa kulan gaara isugu yeeray xildhibaannada, kaasoo uu dalbaday madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi…
Dowladda Ingiriiska ayaa si kulul uga hor timid muddo kororsigii Aqalka Hoose ee Baarlamaanka u sameeyay Maxamed Farmaajo, waxayna sheegeen…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu is saxiixay muddo kordhin laba sano ah oo uu…
