Siyaasiyga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in musharaxa madaxweynaha maamulka K/Galbeed Mukhtaar Roobow Cali laga soo abaabulay Madaxtooyada Soomaaliya.
Browsing: Madaxtooyada
Waxaa maanta xilka la wareegay Taliyaha cusub ee ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya oo dhowaan xilkaasi loo magacaabay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic ku soo dhaceen xaafado ka mida degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir.
Baaritaano amni ayaa ka socda Madaxtooyada Soomaaliya iyo dhismeyaasha ku dhex yaalla xeydaabka madaxtooyada oo ay ku jiraan wasaarado iyo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sameeyay isbedelladii ugu weynaa ee Hay’adaha amniga iyo Madaxtooyada Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaara xarunta Madaxtooyada kula yeeshay qaar ka mida dhalinyarrada Muqdisho oo ka socday…
Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku wajahan Magaalada Khartoum ee Caasimada Dalka Sudan, sida…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya oo halkaasi la geeyay…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magacabaay Golaha Dhaqaalaha Qaranka kadib wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxtooyada Soomaaliya 12-kii Bishan July 2018.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu ka qeyb galay shirkii Arimaha soomaaliya…
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta ku dhaqaaqay fal cusub kadib markii ay la wareegeen dabaqyada ku dhow Isgoyska Ceelgaab,…
Ciidamo cusub oo ka tirsan ilaalada madaxtooyada ee Koofiyad casta ayaa lagu kordhiyey baraha laga ilaaliyo madaxtooyada Villa Somalia, kadib…
Warbixin dheeraad ah ayaa laga helay weeraro loo adeegsaday Gawaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa iyo dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab…
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Baashe Axmed Yuusuf,iyo wasiirka caddaaladda Soomaaliya ayaa maanta daah furay hanaan cusub oo loo qabanayo…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay war kasoo yeeray safiirka…
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa warqadaahiisa aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dalka Belgiumka u fadhin doona…
Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxaa socda dayactir xoog leh oo wax weyn laga bedelayo amniga iyo guud ahaan qaab…
Ciidamada madaxtooyada ayaa mar kale tababar loo soo xiray, kaasoo ka mida tababarro xriir ah oo u socday ururka 60-aad…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay Caawa baaqatay casho sharaf loo sameyn lahaa xulka da’yarta Soomaalida ee kaalinta…
Askari ka tirsan ciidamada AMISOM ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa kua kacay arrin la yaab leh kadib markii lagu…
