Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib u dhis ku bilaabay wadadda laamiga ahayd ee ku burburtay qarixii weynee 14-kii bishan ka…
Browsing: Qarax
Wararka laga helayo dalka Suudaan ayaa sheegaya in qaar ka mida dhaawacyadii Qarixii magaalada Muqdisho oo la geeyay magaalada Khatroum…
Waxaa Bamka loo adeegsaday Qaraxii Soope lagu qiyaasay 500 -2000 kgr (laba tan), kaasoo la mida Bamkii loo adeegsaday qarixii Safaaradda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaaciyay ciddii ka dambeysay weerarkii is-midaaminta ahaa ee Sabtidii 14-ka Oktoobar ka dhacay magaalada…
Dowladda Soomaaliya ayaa la shaaciyay xilliga ay soo bandhigeyso warbixin weerarkii Qaraxa ahaa ee 14-kii bishan kadhacay Magaalada Muqdisho.
Maalintii shanaad ee Qarixii Muqdisho oo geystay qasaarihii ugu badnaa abid ee ka dhaca Soomaaliya ee dalalka ka hooseeya saxaraha…
Is-miidaamiyihii geystay qarixii weynaa ee Isgoyska KM 5 ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu ahaa askari hore uga tirsanaa…
Maalin Sabti ah 14 bishaan ayay ahayd markii weerar argagixiso oo taariikhda Soomaaliya aan horay usoo marin lagu qaaday Hoteelo,…
Magaaladda Nairobi ee xaruna dalka Kenya, waxaa caawa gaaray Diyaaradii siday Bukaanadda Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay Qaraxii Muqdusho.
Qarixii weynaa ee dadka badan galaaftay, kaasoo casirkii Sabtidii ee 14-ka Oktoobar ka dhacay Isgoyska KM 5 ee magaalada Muqdisho,…
Gaari weyn oo laga shakiyay ayaa yaalla agagaarka Ceelgaabta, magaalada Muqdisho iyadoo muddo ku dhow saacad uu xiran yahay Jidka…
Wali waxaa socda hawlaha gurmadka ee lagu samato bixinayo dadkii tirada badnaa ee ku waxyeeloobay qarixii 14-kii bishan ka dhacay…
Shaqaale ka tgirsan xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya UNSOM/UNSOS oo qaabilsan taageerada Amniga iyo ayaa maanta gaaray Goobta Qaraxa ka dhacay ee…
Dowladda Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saartay qasaaraha ka dhashay Qaraxii weynaa ee Sabtidii 14-ka Oktoobar ka dhacay amgaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka banaadir ayaa ku dhawaaqay maalin cusub oo tacsi loo sameynayo dadkii ku laayay Qaraxii Isgoyska Soobe ee magaalada…
Diyaaradii dowladda Qatar ee siday gurmad isugu jira Dhaqaatiir, dawo iyo Deeq Caafimaad ayaa kasoo degatay Garoonka Muqdisho.
Maamul Goboleeadyada Soomaaliya ayaa soo bilaabtay jawaab ay ka bixinayaan qaraxii Muqdisho ee dadka badan lagu laayay.
Dowladda Qatar ayaa diyaarad weyn oo xamuul ahna nooca milateriga u soo dirtay Magaalada Muqdisho, iyadoo ay saaran yihiin agab…
Gaadiidka xamuulka ah ee ka shaqeeya daabulka shixnadaha ayaa laga joojiyay inay u shaqo tagaan dekadda weyn ee magaalada Muqdisho.
Dhaawacyo gaaraya 35 qof oo ka mida kuwii ku waxyeeloobay Qarixii argagixiso ee Muqdisho ayaa caawa ka degay magaalada Ankara…
