Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay xaaladda dhaawacyada qaraxyadii Muqdisho ee la geeyay magaalada Khartoum ee…
Browsing: Qatar
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar Cumar Cali Idiris ayaa qoraal uu diray ku sheegay in la xaliyay arrintii dhaawacyada…
Dowladda Qatar ayaa mashruuc soconaya saddex bilood oo lagu caawinayo dadkii ku waxyeeloobay qarixii Muqdisho ka furtay magaalada Muqdisho.
Diyaaradii dowladda Qatar ee siday gurmad isugu jira Dhaqaatiir, dawo iyo Deeq Caafimaad ayaa kasoo degatay Garoonka Muqdisho.
Dowladda Qatar ayaa diyaarad weyn oo xamuul ahna nooca milateriga u soo dirtay Magaalada Muqdisho, iyadoo ay saaran yihiin agab…
Dowladda Qatar ayaa ku yaboohday kaalmadii ugu weyneyd ee deeq caafimaad ah oo loo fidiyo dhaawacyada Qarixii weynaa ee magaalada…
Dowladda Qatar ayaa noqotay dowladii labaad ee ka jawaabta codsigii dowlada Soomaaliya ee gurmadka dadka ku waxyeeloobay qaraxii Muqdisho.
Dowladda Qatar ayaa shaacisay in qarixii Muqdisho ka dhacay shalay 14-ka Oktoobar ay waxyeello kasoo gaartay dhismaha Safaaradeeda, isla markaana…
Waxaa soo baxay warar ku saabsan in dowladda Qatar ay qoraneyso ciidamo Soomaali ah oo ka mid noqda askarteeda si…
Sida aan xogta ku hayno dawladaha Sacudiga iyo imaaraadka waa xulufo hadana kala socday mudadii ugu dan beysay, waxayna isku…
Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo ka horyimid qaabka dowladda Federaalka ula macaamishay khilaafka siyaasadeed ee maamulka Galmudug.
Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Hamad Althani ayaa si la yaab leh loogu soo dhoweeyay caasimadda dalkiisa ee Doha, kadib…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kula kulmay magaalada New York ee dalka Mareykanka Wasiirka arimaha dibada dalka…
Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga qeyb gashay shir ay soo qabanqaabisay dowladda Qatar oo ka dhacay xarunta New York.
Khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya dalalka Isbaheysiga Sacuudiha iyo Qatar ayaa gaara inay isku dacweeyaan shirkadaha waaweyn ee leh baraha…
Dowladda Qatar ayaa la sheegay inay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku casuuntay shir caalami ah oo ka dhacaya dalka…
Amiirka Dalka Qatar Tamii Bin Xamad Althani ayaa maanta booqday saldhigga milateri ee Mareykanka ugu weyn Bariga Dhexe.
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabilay arrime fuliyaha dalka Qatar u jooga Soomaaliya Xuseen Bin Xamza.
Amiirka dalka Qatar ayaa taleefanka kula xiriiray dhaxal-sugaha boqortooyada Sucuudiga si uu ugala hadlo dhibaatada soo foodsaartay xiriirkii ka dhaxeeyay…
