Taageerayaasha madaxweynaha waqitigiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si weyn uga carooday tallaabo uu qaaday Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye…
Browsing: Qoorqoor
Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa si kulul ula hadlay madaxweynaha xilligan ee Galmudug Axmed Qoorqoor, isagoo…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa lagu soo dhoweeyay maqribnimadii caawa garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Waxaa caawa kulan saacado qaatay magaalada Muqdisho ku dhex maray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta, madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo xubno ka…
Qaramada Midoobay iyo Dowladda Mareykanka ayaa bogaadiyay go’aanka ay qaateen Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta…
Qoowsaaradu yeeyna kuu qarin Middida laguugu qali doono
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo ka mida xildhibnanada Baarlamaankii 10-aad ayaa weerar afka ah ku ekeeyay madaxweynaha Galmudug Axmed…
Madaxweynayaasha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Hirshabeelle Cali Xuseen Guudlaawe ayaa arrin aan la fileyn la yimid shirkii ay…
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ay yeesheen Madaxweyneyaashii hore ee hoggaamiya Mucaaradka Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif Sheekh Axmed…
Wakiilada beesha Caalamka ayaa xalay kulan gaara ugu yeeray madaxda Maamul Goboleedyada taageersan Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/laahi Farmaajo,…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa sheegay in Galmudug ay degaanno iyo maamullo kale ka hortaagan yihiin Alshabaab.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si weyn u dhaliilay madaxda maamul Goboleedyada taageersan Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi…
Waxaa gebi ahaan fashilmay dadaallladii lagu doonayey in lagu qanciyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Galmudug, K/Galbeed iyo Hirshabeelle si ay kaalintooda…
Shir is daba joogah oo u socda madaxda maamul Goboleedyada, Beesha Calaamka iyo Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa weli socda, iyadoo…
Shirar u socda madaxweynayaasha shanta maamul Goboleed ayaa rajo laga muujiyey is-faham iyo tanaasul laga gaaray qaar kamida qodobadii hortaagnaa…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay kulan gaara la yeeshay Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni.
Madaxda Maamul Goboleedyada K/Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa qoralalo isku mida kasoo saaray shirka Afisyoone ee maanta lagu wado inuu…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa casuumaad gaara u fidiyey xubno ka mida Midowga Musharixiinta.
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulan gaara la yeeshay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor).
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamadii hore uga tirsanaa Ahlu suna ee ku biiray xoogga dalka ay…
