Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa degdeg ugu soo laabanaya magaalada Muqdisho, kadib amar kasoo baya Ra’iisal…
Browsing: Rooble
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, isagoo caddeeyay inaan…
Maqnaanshaha 70-ka maalmood socday iyo Geerida ka danbeysay ee Ikraan Tahliil Faarax oo ay shaacisay Hay’addii ay u shaqeyneysay ee…
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka amar qaadanaya Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Farmaajo ayaa maanta qarxiyey dagaal siyaasadeed nooc…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddiyada Doorashooyinka ee heer Federaal FIET, Heer Dowlad Goboleed…
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cismaan Dubbe xukuumadda xilgaarsiinta ayaa ka noqday oo hakiyey kireynta iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan gaara la yeeshay Midowga Musharaxiinta oo ay ka wadahadleen xaaladda Doorashada…
Hooyada dhashay dhibane Ikraan Tahliil Faarax ayaa si qiiro leh uga hadashay gabadheeda oo muddo laba bilood ah ka maqan,…
Luul Maxamed Sheekh Cusmaan oo ah haweeney uu dhalay Wasiirkii hore ee Maaliyadda dowladii hore ayaa farriin u dirtay Ra’iisal…
Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ee uu hogaanka u yahay Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa qaadcacay Habraacyadii kasoo baxay Madasha Wadatashiga Qaran ee…
Waxaa soo baxaya diidmo weyn oo lagala hor yimid Hab-raacyadii kasoo baxay Shirkii ay Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ku…
Golaha Wadatashiga Qaran ayaa shirkoodii Muqdisho 21-22 Ogost 2021 kasoo saaray War-murtiyeedka lagu faahfaahiyey habraacyada Doorashada, Dhaqaalaha iyo Amniga, iyadoo…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa War kasoo saaray arrinta dilkii xasuuqa ahaa ee ciidamada AMISOM ku laayeen…
Tan iyo intii uu xilka qabtay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ku soo beegmay xilli ay xiisad siyaasadeed ka…
Ra’iisul Wasaarha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Qaahira…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u dhoofay dalka Masar, kadib casuumaad rasmi ah…
Ergeyga Xoghaya Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maanta warbixin ka siiyay Golaha Ammaanka xaaladda Soomaaliya, kadib…
Waxaa magaalo xeebeedka Mombasa ee dalka Kenya wadahadal ku yeeshay ku yeeshay wafdigii uu hoggaaminayey Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray goor dhoweyd gaaray magaalada Mombasa ee dalka Kenya, halkaas oo uu galabta…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa bilaabay kulamo xiriir ah oo uu la yeelanayo qaar ka mida musharixiinta…
