Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa ka dhoofay magaalada Muqdisho saaka isagoo ku sii jeeda magaalada Khartoum ee dalka Suudaan.
Browsing: Sudan
Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku wajahan Magaalada Khartoum ee Caasimada Dalka Sudan, sida…
Maxkamadda racfaanka dalka Suudaan ayaa ugu danbeyn laashay xukun dil ah oo muran badan dhaliyay oo lagu riday gabar ninkeeda…
Masar, Suudaan iyo Itoobiya ayaa waxa ay si wadajir ah ugu heshiiyeen inay darsaan sida biyo xireen laga dhinac sameeyay…
Maxkamad ku taalla dalka Suudaan ayaa dil ku xukuntay haweeney dishay ninkeedii oo kiiskeeda uu noqday si weyn looga hadal…
Itoobiya waa dal aanan bad lahayn, waxayna taas dhacday sanadkii 1993-dii markii ay madaxbanaani ku dhawaaqday Eritrea oo markii hore…
Hay’adda Cilmiga Xiddigaha iyo Hawada dalka Suudaan ayaa shaacisay xilliga ay ku beegan tahay dhalashada Bisha Ramadaan ee sanadkan 2018…
Madaxweynaha dalka Suudaan ayaa Magaalada Khartoum tababar ugu soo xiray dhalinyarro loo tababarray Leyli-Sarkaalnimo oo muddo laba sano dalka Suudaan…
Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Albashiir ayaa si lama filaan ah xilkii uga qaaday Wasiirkii Arrimaha diabadda dalkaasi Dr. Ibrahim Ganduur.
Itoobiya ayaa ku eedeysay Masar inay mas’uul ka ahayd fashilkii ku yimid wadahadalkii saddex Geesoodka ahaa ee arrinta webiga Niel…
Shir ay saddexda dal ee Itoobiya, Masar iyo Suudaan ee arrinta Biyo-xireenka weyn ee Itoobiya ka dhiseyso Webiga Niil ayaa…
Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa kala saxiixday heshiis lagu hormarinayo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal iyo guddiyo laba geesood ah…
Ra’iisul-wasaare Ku-xigeenka dalka Turkiga Hakan Cawuşoglu ayaa booqasho ku imaan doona Soomaaliya, socdaal uu ku marayo Afrika.
Xaflad si heersare ah loosoo agaasimey oo ka dhacday Magaalada Khartoum ee Dalka Suudaan ayaa xalay lagu qabtay Hoolka weyn…
Dowladaha Imaaraadka iyo Masar ayaa xaalad dagaal geliyay dalka Suudaan, kadib markii uu dalkaasi booqday madaxweynaha Turkiga, isla markaaha heshiisyo…
Itoobiya ayaa xiisad diblomaasiyadeed ka dhex abuurtay dalalka Masar iyo Suudaan, taasoo keentay in dowladda Suudaan ay u yeerato safiirkii…
Dowladdaha Suudaan iyo Turkiga ayaa isku raacay iney dhaqan geliyaan Heshiis iskaashi oo kor u qaadaya ganacsiga ka dib booqasho…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho rasmi ah oo taariikhi ah maanta uga bilaabatay dalka Suudaan.
Shirka Baarlamaanka Carabta oo ay ku mideysan yihiin Baarlamaanada dalalka carabta ayaa markii ugu horeysay waxaa lagu qabtay Magaaladda Khartuum ee…
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar Cumar Cali Idiris ayaa qoraal uu diray ku sheegay in la xaliyay arrintii dhaawacyada…
