Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa magacaabay Golaha wasiirada cusub ee Galmudug oo in muddo ah laga sugayey.
Browsing: Xaaf
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka warbixiyey safar uu ku tegay iyo magaalada Nairobi oo uu sheegay in…
Madaxda maamul Gobleedyada ayaa ka hor yimid go’aankii shalay kasoo baxay Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo waxba kama jiraan ka…
Guddiga joogtada ah ee aqalka sare wuxuu ugu baaqayaa mas’uuliyiinta Galmudug in la ilaaliyo midnimada iyo wada shaqeynta hey’adaha dastuuriga…
War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa lagu sheegay oo ku sugan magaalada Cadaado ayaa lagu caddeeyay…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku gacan seyray baaqii Madaxweyne Farmaajo u diray madaxda Galmudug inay shir isugu…
Wafdigii Guddiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka u diray Magaalada Dhuusamareeb ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, iyadoo galabta laga sagootiyay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir degdeg ah isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kashifay qorshaha qarsoon ee madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle…
Wararka laga haleyo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo maanta shir halkaasi ku…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya inuu maanta halkaasi tegay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmuduga ayaa sheegay in Mooshin xil ka qaadis ah laga gudbiyey Guddoomiyaha…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo Khudbad ka jeedinaayay Shirka Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ayaa eedeyn u jeediyey…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya oo uu…
Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan dhexdhexaadinayo la yeeshay madaxda maamulka Galmudug ee khilaafku ka dhaxeeyo.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia, Cabdi Maxamed Sabriye ayaa lagu soo waramaya inuu bilaabay dadaalo uu ku bad baadinaayo aayaha maamulka…
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal oo ay wehliyaan qaar ka mida Wasiiro iyo…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa la sheegay inuu safar aan hore loo sii ogeyn maanta ku tegay…
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa digniin u diray madaxda maamul Goboleedyada dalka, isagoo uga digay inay…
Xildhibaannada labada Aqal Golaha shacabka iyo Aqalka sare ee kasoo jeeda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay War-saxaafadeed xasaasi ah…
