Kadib shir ay magaalada Muqdisho ugu soo gabagaboobay Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ayaa laga soo saaray qodob…
Browsing: xukuumadda
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo aaray amarro cusub oo Hay’adaha amnoga dowladda lagu farayo inay gutaan waajibaadka ka…
Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Suuqa Dhaqaalaha Dalalka Bariga & Koonfurta Afrika ee COMESA oo ah suuq ganacsi…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga la bilaabayo qaadashada Kaararka Aqoonsiga Qaran (Somali National ID) oo soo saaristiisa ay wado Madaxooyada Soomaaliya.
Khilaaf ka dhex taagan wasaarad kale ayaa soo shaac baxay kadib markii Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la yeeshan qaar ka mida Culimada Soomaaliyeed ee taageerada dowladda Soomaaliya,…
Khilaafka siyaasadeed ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamuka Jubbaland ayaa gaaray shirka arrimaha Soomaaliya ee maanta ka furmay magaalada Brussels…
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda & Sirdonka ee NISA ayaa shaqadii ka joojiyey laba ka mida ku xigeenadii Hay’adaasi oo ahaa kuwii ugu…
Dowlada Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay war kasoo saartay weerarkii Qaraxyada iyo dagaalka tooska ahaa ee shalay ka dhacay baraha…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay muranka ka taagan arrimaha xajka, iyadoo sheegtay in lagu socon doono qorshihii…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuummadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha wasiirrada ee toddobaadlah ahaa oo looga hadlay arrimo…
Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka iyo kooxda Qabyo ee dowladii Hore ayaa sheegay inuu xajka…
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka, Duulista iyo Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Diyaaradaha aan buuxin sharuudaha looga baahan yahay aysan ka…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay caasimadda Bakiin Wasiirka…
Wasaaradaha Dastuurka iyo Batroolka xukuumadda Soomaalia ayaaa magaalada Muqdisho ku qabatay maanta Madal la sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga jawaabo…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadaly waxqabadka Wasaaradiisa ee…
Bilihii ugu dambeeyay waxaa warbaahinta uu wajigiisa caan ka noqday Cabdicasiis Xildhibaan oo ahaa afhayeenka wasaaradda amniga ee dowladda federaalka,…
Waxaa si lama filaan maanta xilkii looga qaaday Wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta Xasan Macallin Xuseen iyadoo uu xilkaasi…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya uu xilkii ka qaaday wasiir ka tirsan Xukuumadiisa.
Su’aalo badan ayaa dadku is weydiinayaan kadib qarixii maanta oo lala beegsaday labadii Wasaaradood ee Amniga qaabilsanaa ee Arrimaha Gudaha…
