Browsing: Xog cusub
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kaga helay sida lagu qabtay askartii ka danbeysay dilka Allaha u naxariistee walaallihii Sakariye Maxamud Xuseen…
Maalmahan waxaa baraha bulshada si weyn ugu baahay war ku saabsan in Guddoomiyihii Baarlamaanka Federaalka Prof. Maxamed Sheekh Cusman (Jawaari)…
Waxaa maanta shahaadadda musharaxnimada Golaha Shacabka qaatay ku-simaha Agaasimaha Hay’adda NISA Yaasiin C/llaahi Farey oo u sharxan Kursiga Hop#067 ee…
Waxaa soo baxaya xog ku saabsan natiijadii hordhaca Baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo uu shaaciyey Xeer ilaaliyaha Maxkamadda ciidamada…
Waxaa hoos u dhac weyn laga dareemayaa ololihii Doorashada musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo billihii ugu danbeeyay uu hoos…
Wasiirkii hore ee Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa mar kale dib ugu biiray kooxda Farmaajo, kana mid noqday ololaha…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Abdi Kaariye ayaa xalay soo saaray liiska musharixiinta laba kursi oo ka harsanaa Aqalka Sarę, iyadoo Galmudug…
Dalka Qatar oo hore u bixiyey dhaqaalihii Doorashada Maxamed C/llaahi Farmaajo ee 2017 ayaa mar kale maalgelinaya ololaha dib u…
Xasan Sheekh ayaa ah xildhibaan joogto ah, markii uu si nabad ah xilka ku wareejiyey laakiin Maxamed Farmaajo ayaa xuquuqdaas…
Waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan magacaabidda Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir, kadib markii la xaqiijiyey inuu…
Qorshihii loo degay ee keenay inuu awood qeybsi ahaan uga haro kursigii uu 9-ka sano ku fadhiyey Wasiirkii hore ee…
