Browsing: Xog cusub
Alshabaab ayaa xalay baahisay farriin cod ah oo uu diray Amiirka Xarakada Al Shabaab Sheekh Ahmed Cumar (Abuu Cubeysa) oo…
Khilaaf culus ayaa soo kala dhex galay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen Rooble iyo Wasiirka Dhalinyarrada iyo…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa shir khadka Zoom-ka kula yeeshay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen Rooble.
Ciidamada kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa laga hor istaagay in loo adeegsado howlgalkii 19-kii Febraayo ee keenay Weerarkii lagu…
Kadib toddobaad ay wakiilada Beesha waanwaan ka dhex waday Madaxda Dowladda Federaalka iyo madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, waxaa…
Waxaa muddo dheer dood ka taagneyd dhul ku yaalla Degmada Hodon ee Gobolka Banaadir, agagaarka KM4, oo hadda uu degan…
Waxaa soo baxay warar sheegaya in Turkiga uu waanwaan ka dhex bilaabayo Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, taasoo ku saabsan xal…
Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa qoraal ay u direen Wakiilada Beesha Caalamka ku faahfaahiyey mowqifkooda sida xal loogu helo karo khilaafka…
Waxaa maanta lagu wadaa inuu kulankii ugu horeeyay magaalada Muqdisho ku dhex maro Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Maxamed Xuseen…
Waxaa si weyn u xoogeystay dadaal ay wadaan ergo wakiil ka ah Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen…
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dadaal u galay inuu xiiriro la sameeyo Mushariixiinta Mucaaradka si waanwaan…
Dowladda Mareykanka ayaa si toos ah ula wareegtay dhexdhexaadinta dhinacyada isku haya Doorashada dalka, kadib markii la isku mari waayey…
Wakiilada Beesha caalamka ayaa culeyskii ugu weynaa saaray Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), iyagoo ku cadaadinaya inuu ka qeyb…
Soomaaliya 4 sano kadib oo uu madaxweyne ka ahaa Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo 11 maalmood oo uu Villa Somalia ku…
Soomaaliya 4 sano kadib oo uu madaxweyne ka ahaa Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo 11 maalmood oo uu Villa Somalia ku…
Ciidamada Soomaaliya ee tababarka loo geeyay dalka Eritrea waxay soo bilaabatay safarkii uu Madaxweyne Farmaajo ku tegay dalka Eritrea Septembar…
26-kii Janaayo 2021 ayey ahayd markii si lama filaan ah uu guddoomiyaha Gobolka Banadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) u…
Wararka laga helayo magaaalada Baydhaba oo shirku uga socdo Guddiga Farsamada Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ayaa sheegaya inuu maalintii…
Xog dheeraad ah ayaa laga helayaa magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo oo ay ka socdaan shirar xasaasi ah oo…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmajo ayaa la sheegay inuu lacag malaayiin Doollar ah ka qaatay Qasnada Maamulka…
