Browsing: Xog cusub
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu quus ka gaaray qoshihiisii ‘Doorasho Qof iyo Cod’ ah, kadib markii…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inay si xun ku kala tageen agaasimihii Madaxtooyadiisa Dr. Nuur Diiriye Fuursade…
Waxaa maanta xafiiska Ra’iisal wsaaaraha ee Madaxtooyada Soomaaliya ka dhacay fal aan hore loo arag, markii uu gacan-ka-hadal ku dhex…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa maxaabiistii ku geeriyooday dagaalkii shalay ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho, iyadoo…
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa baahiyey muuqaal aan wax war ah la socon oo ku saabsan shir ay magaalada Muqdisho…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inay musharixiin kasoo jeeda hal jufo ay isugu soo hareen cidda loo magacaabayo…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si toos ah u farageliyey xubnaha Guddiga Farsamada ee Shirka Dhuusmareeb 3, ee ka imaanaya xukuumadda Federaalka.
Dowladda Soomaaliya ayaa furtay iibka shatiyada la siinayo shirkadaha baaraya shidaalka Soomaaliya ee la qoondeeyay in lga baaro 15 qeybood…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo weli wada dadaal uu ku doonayo inuu soo magacaabo Ra’iisal wasaare cusub ayaa wajaha…
Golaha Wasiirada xilka sii haya ee xukuumaddii dhacday ayaa dhowaan si degdeg u meel mariyey guddiyo iyo heshiisyo caalami ah…
Sidii degdegga ahayd ee Golaha Shacabka u codka muranka ku jiray ugu qaaday xukuumaddii Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre, laguna…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faragelin ku sameeyay xaalad ka dhalatay fal shalay ka dhcaay xarunta Madaxtooyada oo ciidamada…
Dhacdo lama filaan ah ayaa Galabta ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, kadib markii ciidamada Madaxtooyada ay si awood sheegasho ah…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee xilka sii heysa ayaa ansixisay magacaabidda 5 xubnood oo ka mida Golaha Adeegga Garsoorka, kaasoo…
Mid ka mida madaxda Xisbiyada Mucaaradka, kana tirsan Madasha Xisbiyada Qaran ayaa si lama filaan ah isugu sharxay xilka Ra’iisal…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo Muqdisho ugu sugan arrimo caafimaad ayaa dhinaca kale ka wada ololihii ugu weynaa…
Waxaa jira caddeymo muujinaya in Ra’iisal wasaare ku xigeenkii xukuumadii u is-casilay Ra’iisal Wasaaraheeda uu isu bedelay una shaqeynayo sida…
Inqilaab aamusan oo si nabadgelyo ku dhammaaday ayaa ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya habeenkii Sabtida 25-ka July 2020 saacado kadib markii…
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo maanta guddoonka Golaha Shacabka uu ku dhawaaqay in kalsoonidii lagala noqday xukuumadiisa ayaa galabta…
Kadib tallaabadii Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ku dhawaaqay ee ahayd in Baarlamaamka uu kalsoonidii kala laabtay xukuumadii Ra’iisal wasaare Xasan Cali…
