Browsing: Xog cusub
Ururka Alshabaab ayaa shuruuf ku xiray in ay joojiso weerarrada ah ku heyso Mareykanka iyo danihiisa, kadib bayaan kasoo baxay…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka digey in xog ay dhowaanahan Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ka ururineysay shaqaalaha iyo saraakiisah ciidamada…
Xog dheeraad ah ayaa lag helay sababta keentay in madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Galmudug Amed Ducaale Geelle (Xaaf) uu khilaaf…
Xog iyo Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay nin shalay ay maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada milateriga ee Soomaaliya ku…
Alshabaab ayaa warbixin cusub kasoo saartay qaraxii Ex. Kontrol Afgooye ee Sabtidii 28-ka bishan ay ku dhinteen dad fara badan…
Afhayeenka guud ee Alshabaab Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay inay aad iyo aad uga xun yihiin qasaaraha nafta iyo maalka…
Waxaa garoonka magaalada Muqdisho soo gaartay diyaarad Milateri oo ay leeyihiin ciidamada cirka Dalka Qatar oo siday gargaar dawo iyo…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ee NISA ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay ku sheegtay in qaraxii 28-kii bishan…
Dad badan ayaa weli lagu la’ yahay qaraxii weynaa ee Ex Kontrol Afgooye, kadib markii 2 maalmood la ururiyey xogta…
Qarax loo adeegsaday Gaari weyn oo xamuul ah, lagana soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa aroortii 28-ka Disembar 2019 sababay mid…
Xiisad ku saabsan maamulka degmada Baardheere ayaa ka taagan magaaladaasi, iyadoo ay isku hayaan xubno cusub oo ay soo magacawday…
Xiririka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Beesha Caalamka ee arrimaha Somaaliya ayaa maraya heerkii ugu hooseeyay tan iyo intii…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa la sheegay inuu dib uga laabtay Garoonka Eng. Yariisow…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa cadaadis cusub saaray ku xigeenkiisa maamulka iyo Maaliyadda, kadib…
Guddoomiyaha xisbiga uu hoggaamiyaha u yahay Wadaadka u xiran dowladda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta lagu xiray…
Weerarka Alshabaab ku qaadeen xalay Hotelka SYL ee u dhow Madaxtooyada Soomaaliya wuxuu gebi ahaan ka duwanaa weerarradii noociisa ahaa…
Iyadoo uu dib u dhac ku yimid jadwalkii doorashada Galmudug ayaa waxaa socda waanwaan laga dhex wado Ahlu suna iyo…
XOG: Madaxweyne Farmaajo oo bilaabay Olole ka dhan ah Sharciga Doorashada ee Baarlamaanka hor yaalla
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Faramaajo ayaa bilaabay olole ka dhan ah Sharciga Doorashada ee hadda doodiisu ka socoto Baarlamaanka Federaalka…
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ah wadaad u xiran dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahi ka bixiyey xabsi guriga uu ku jiro…
Warbaahinta Alshabaab ayaa lagu faaqiday arrinta taagan ee ku saabsan siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo faalso ama wax aan jirin ku…
