Wasaaradda Amniga oo maanta ku dhawaaqday in la furayo wadooyinka xiran ee Muqdisho aya fulisay tallaabadii ugu horeysay.
Kadib amar uu soo saaray wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa lagu furay qeyb ka mida wadadda u xirneyd Wasaaradda oo degan dhisme u dhaxeeya Daljirka Dahsoon iyo Hotel Jubba.
Waxay wasaaradu furtay qeybtii wadadda uga xirney oo sanado lagu gooyay dhagxaan waaweyn, taasoo ah tallaabadii ugu horeysay furitaanka wadooyin badan oo magaalada Muqdisho noqday lama galaan.
SAWIRRO
Wadani.com