Browsing: Xulashada
DAAWO SAWIRRO: Madaxweynayaasha Somalia iyo Eritrea oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Gondor, Itoobiya
Madaxweynayaasha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Eritrea Isaias Afwerki ayaa lagu soo dhoweeyay Garoonka Atse Tewodros ee magaalada Gondor dalka…
Wiilasha uu dhalay Saxafiga Sacuudiga ee lagu dilay Qunsuliyadda dalkiisa ee magaalada Istanbul ee dalka Turkiga aya markii ugu horeysay…
Mida ka mida amiirada Boqortooyad Sacuudiga oo xabsi ku jiray muddo ku dhow sanad ah ayaa la sheegay in xabsiga…
Waxaa si rasmi ah loo furayaa Garoonka cusub ee magaalada Istanbul, dalka Turkiga oo noqon doona kan ugu weyn Caalamka…
Waxaa si rasmi ah loo xaqiijiyey inuu geeriyooday Mulkiilihii kooxda Leicester City, kadib markii diyaarad gaara oo helikobtar ah oo…
Milkiilaha kooxda Leicester City ninka u dhashay dalka ThailandVichai Srivaddhanaprabha ayaa la xaqiijiyey inuu saarnaa diyaaradii Helikobtarka ahayd ee xalay ku…
Madaxweynaha Turkiga ayaa khudbad uu ka jeediyay magaalada Ankara uga hadlay dilka saxafiga Sacuudiga ee caanka ahaa Jamal Kashoqgi, iyadoo…
Saxaafadda ayaa baahisay muuqaalka nin ka mid ahaa kooxda Sacuudiga ee shirqoolka dilka ah ku fulisay saxafiga Jamal Kashoqgi oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay gacan-yaraha dhaxal sugaha Sacuudiga ee madaxda ka howlgalkii naxdinta lahaa ee lagu dilay Saxafiga…
Qaar ka mida siyaasiyiinta iyo xildhibaannada ayaa lagu eedeeyay inay kooxda Alshabaab u fidiyeen dacaayad kadib markii ay faafiyeen muuqaallo…
Guddiga maamula Hay’adda dalka Norway ee bixisa Billada Caalamiga ah ee loo yaqaan Nobel Peace Prize ayaa sanadkan 2018 siisay…
Abuukar Axmed Xuseen oo inuu shaqo-doon yahay ku soo bandhigay boorar uu ku dhegsaday magaalada Muqdisho ayaa shaqo ku helay…
Weriyaha Laanta af Soomaaliga ee BBC ee fadhigiisu ahaa magaalada Nairobi Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa ruqsad muddo sannad ah qaatay…
Iyadoo ay soo shaac baxayaan faahfaahino kale oo ku xeeran kiiska dilka Marxuum Axmed Dowlo oo ku yimid heybsooc ayaa…
Dowladda Soomaaliya ayaa dib u dejin u sameysay lammaanaha Maxamed C/raxmaan Mukhtaar iyo Ruqiya C/llaahi Maxamed oo guurkoodu sababtay in…
Boqorka Sucuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa xariga ka jaray Tareenka dheereeya oo casri ah, kasoo isku xiri doona magaalooyinka ee…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo jeediyey in wax uu ku tilmaamay ‘Aroos Qaran’ loo sameeyo lammaane sababay…
Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo socdaal ku maraya gobolka Sanaag ayaa maanta booqday qabuuraha Daarood Ismaaciil iyo…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in amiirka Qatar uu dalkiisa ugu deeqay diyaarad qiimaheedu lagu sheegay 500 milyan…
Libaax ka baxsaday degaanka Degmada Duuda oo 20 KM u jirta caasimadda dalka Jabuuti ayaa waxyeelo u geystay dad ku sugnaa…
