Browsing: Xulashada
Maalqabeenka ugu taajirsan dunida oo ah Madaxa shirkadda Amazon ganacsiga Internet-ka Jeff Bezos ayaa shaaciyey gargaar u bixinayo lacag dhan …
Ka hor inta aanu dhamaystirin xilkiisa oo ah madaxa ugu sareeya Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Michael Keating ayaa xoogaa waqti…
Dhoolatuskan ayaa socon doona shan maalmood waxaana ka qaybqaadan doona 300,000 oo askari, waxaa kale oo lagu soo bandhigi doonaa…
Iyadoo hooyooyinka ay qey ka noqdeen doodaha ka socda Baraha bulshada iyo arrimaha siyaasadda ayaa waxaa baaq soo saartay Hooyada dhashay…
Ugu yaraan seddex murashax oo Soomaali ah ayaa u tartamaya xildhibaannimada Baarlamaanka Sweden, doorashada dalkaas ka dhici doonta 9 Siteembar…
Ra’iisal wasaaraha xukuummadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo uu wakiishay madaxweynaha Soomaaliya ayaa darajada Sarreeye Guuto u xiray Zakiya Xuseen…
Xaaji u dhashay dalka Ciraaq ayaa ku dhaqaaqay arrin yaab leh, markii uu iska soo tuuray dabaqa sare ee Masjidka…
Ciyaaryahanka u dhashay dalka Brasil ee Wergiton do Rosario Calmon oo caan ku ah magaca Somália ayaa saddex-dii sano ee…
Kooxda Alshabaab ayaa degmada Jilib ee Gobolka J/Dhexe maanta ku soo gabagabeysay damaashaadkii Ciidul Adxaa ee sanadkan, iyadoo ku soo…
Waxaa shalay loo magacaabay Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) inuu noqdo madaxweynaha KMG ah ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya,…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa bedelay go’ankiisii hore ee ku saabsanaa lacag la siiyey laba haween oo jirkooda ka ganacsada,…
Kooxda Alshabaab ayaa isu soo bax weyn iyo bandhig ugu dabaaldegtay maalintii koowaad ee Ciidul Adxaa magaalada Jilib ee Gobolka…
Haweeneyda Weriyaha caanka ah ee Tifaftiraha BBC qeybta Afrika Mary Harper ayaa qormo baroordiiq ah ka qortay Allaha u naxariistee…
Waxaa sii xoogeysanaya is-maandhaafka u dhaxeeya dowladaha Turkiga iyo Maraykanka, waxayna arrimaha salka ku hayaan labo wadaad oo midna masiixi…
Sidii caadadda ahayd dhar cusub aya saaka loo xiray Kacbada barakeysan ee Maka Almukarama kadib salaadii subax, iyadoo sanad kasta…
Martida Alle ee xujeyda sanadkan ayaa ku qulqulaya maanta maxfalka MINA oo ah halka ay acmaasha xajka maanta ka bilaabaneyso…
Maxkamadda Sare ee Holland oo muddo u qabatay Dacwadda u dhaxeysa C/raxman Yariisow & Daahir Calasow
Maxkamad ku taalla dalka Holland ayaa mar kale muddo u qabatay Dacwad dhex taalla Guddoomiyaha G/Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow)…
In Somalia, poverty is forcing women into sexual exploitation as men from the country who’ve emigrated to the west return…
Booliska dalka Ingiriiska ayaa shaaciyey magaca iyo halka uu kasoo jeedo asalkiisa ninkii gaariga ku jiiday jidgooyo amniga loogu talagalay…
Carwadii Afraad ee Buugaagta ayaa goor dhoweyd ka furantay magaalada Muqidsho ‘Mogadishu Book Fair’, iyadoo ay si weyn ugua qeyb…
