Browsing: Xulashada
Sheekh Nuur Baaruud oo ka mida culimada Soomaaliyeed ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho si weyna u taageersan dowladda ayaa weerar…
Daraasad la sameeyay ayaa lagu ogaaday in ragga bidaarta leh ay halis ugu jiraan xanuunada wadnaha in ka badan ragga…
Sawir uu muwaadin Israa’iili ah ku dhex galay masjidka nebiga ee ku yaal Madiina ayaa caro badan ka dhex abuuray…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo ka mida hal-abuurayaasha mararka qaarkood tiriya suugaanta kala duwan ayaa hees cusub…
Dr. C/qawi Ahmed Yuusuf waa Soomaali ayaa mar kale muddo 9 sano ah dib loogu doortay inuu ka mid ahaado…
Waxaa si weyn loogu yaacay markii dhowaan suuqa la soo geliyay telefoonka cusub ee iPhone X, oo lagu soo beegay…
Wiil Pakistani ah ayaa la soo baxay awood dheeraad ah oo ka yaabisay dadka, isagoo awood u leh inuu wejigiisa…
Ololaha musuqmaasuq la dirirka ee ka socda Boqortooyada Sacuudiga ayaa keenay in xabsiga la dhigo Amiiro, wasiiro hore iyo maalqabeenadii…
Maalqabeenka iyo ganacsadaha ugu weyn Sacuudiga iyo dunida Carabta Amiir Waliid Bin Talaal ayaa ka mid noqday wasiiro iyo ganacsato…
Turkiga oo ka mida dalalka ugu waaweyn gaashaanbuurta NATO uguna ciidamada badan ayaa dhinaca kale ku dhaqaaqday horumar dhinaca qalabka…
DAAWO: Awoodda Qoriga Casriga ah ee MPT-76 [Farsamada Turkiga oo lagu tababarrayo Ciidamada Somalia]
Qoriga Turkigu farsameeyo ee loo yaqaan MPT-76 waa Qori heer sare ah oo mar dhow lagu hubeeyay ciidamada ilaalada Jamhuuriga…
Waxey aheyd dhacdo cajiib ah oo isugu jirtay badbaadin iyo naf hurnimo kaddib markii Haweenney ku dul Umushay diyaarada Jubba…
Dhakhaatiir joogta caasimadda India ee Delhi ayaa kala fujiyey laba wiil oo dhakada madaxa isaga dhegganaa.
Dalka Sacuudi Carabiya ayaa shaaciyay qorshe uu dalkaasi ku dhisayo magaalo iyo aag ganacsi oo cusub, mashruucaasi oo lagu taageeri…
Sawirro loo adeegsaday laacibka kubadda Cagta ee reer Argentina una ciyaara kooxda Barcelona Lionel Messi ayay baahisay koox raacsan Daacish…
Ogaysiis ay soo saartay xukuumadda ayaa qabsaday baraha bulshada isla markii uu madaxweyne Robert Mugabe sameeyey wasaarad mas’uul ka ah…
Diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha Turkish Airlines ayaa si degdeg u fariistay dalka Kenya kadib markii ay la soo gudboonaatay…
Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka degmada Degmada Dharkeynley iyo kuwa xasilinta caasimadda ee Gobolka Banaadir ayaa rasaas ku furay baabuur…
Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka furmay Bandhig Carweedka Dhaqanka iyo Farshaxanka ee uu soo qabanqaabiyay maamulka Gobolka Danaadir.
Haweeney 106-sano jir ah ayaa BBC-da u sheegtay in ay “ku faraxsan tahay” go’aanka maxkamadeed ee lagu joojiyay in laga…
