Browsing: Xulashada
Xujeyda sanadkan ayaa maanta oo Sabti ah bilaabaya inay tegaan magaalada Makka Al-Mukarramah, si ay ugu diyaar garoobaan bilaabista acmaasha…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa isu keenay oo heshiisiiyey laba wasiir oo ka mida xukuumadiisa, kuwaasoo isku…
Booliska Magaalada Dhuusamareeb ayaa soo bandhigay Nin ka tirsanaa Alshabaab oo kasoo goostay, kaasoo ka hadlay mudaddii afarta sano ah…
Nin muddo ka badan 30 sano xabaal qode ka ahaa magaalada Hargeysa oo ka howlgala Qabuuraha Masallaha Galbeed ee magaalada…
Iyadoo la shaaciyey natiijada Doorashadii Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa waxaa markii ugu horeysay magaalada Addis ababa laga soo doortay qof…
Odayaasha iyo waxgaradka magaalada Laascaanood ayaa dalbaday in magaaladaasi lagu soo celiyo hablo iyo wiilal calanka Soomaaliya dartiis loo xiray…
Waxaa maanta oo Jimce macluumaad dheeraad ah laha helay kooxdii calooshood u shaqeystayaasha ahayd ee weerarka ku qaaday ee Arbacadii…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qaar ka mida dad 24-kii ee Alshabaab ay Toogashada ku fulisay dhowan, kuwaasoo la…
Ciidamada Kenya oo qabtay dadkii ka danbeeyay Afduub Nairobi loogu geystay Gabar Somali ah (Sawirro)
Ciidamada Sirdoonka iyo denbi baarista Kenya ee magaalada Nairobi ayaa gacanta kusoo dhigay madixii ka danbeeyay afduubkii loo geystay haweeney…
Waxaa magaalo ku taalla dalka Masar Neef Ari ah oo madax daanyeer leh, kaasoo argagax dhaliyey, si weyna looga hadlayey…
Alshabaab ayaa soo bandhigtay Manhajka Waxbarashada Dugsiyada Dhexe oo dhammeystiran, 4 sano kadib markii ay dhaqan gelisay Manhajka Dugsiyada Hoose…
Nin u dhashay dalka Spain ayaa lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah kadib markii uu dilay hooyadiis, isla markaana…
Dalka Kenya waxaa ka bilowday daawashada filim ay soo saartay Shirkad Kenyan ah oo uu wax ka metelayo Jilaa Soomaali…
Laba musharax oo middi kasoo jeedo beelaha laga tirada badan yahay ee la heyb sooco ayaa taariikh aan hore loo…
Musharixiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya waa xilligan 2021 waxaa ka mida laba musharax oo aan la kala saari karin,…
Waxaa dalka Turkiga tababar ugu soo dhammaaday qeybtii 7-aad ee Ciidamada Kumaandooska Milateriga Soomaaliya ee Gorgor.
Alshabaab ayaa soo gabagabeysay dabaaldeg iyo fantasyo ay u sameeyeen munaasabadda Ciidul Fitriga oo lagu qabtay magaalooyinka kala duwan ee…
Qeybta Warbaahinta Alshabaab ayaa xalay baahisay muuqaal ay dagaalyahannada islaamka ee dunida ku nool ugu yeereyso inay u soo hijroodaan…
Muuqaalka wiilka yar ee lagu magacaabo Xamza Nassar oo ku shahiiday weerar ay diyaaradaha ciidamada Yuhuudda ku qaadeen Marinka Gaza…
Iyadoo inta dalalka Islaamka maanta oo Khamiis ah laga ciidayo Ciidul fitriga sanadkan 1442H ayaa waxaa jira dhowr dal oo…
