Browsing: Qormooyinka
Wasiirkii hore ee Qorsheynta dowladii hore ee Soomaaliya C/raxmaan Yuusuf Ceynte oo mar soo noqday xoghayihii madaxweyne Farmaajo ayaa farriin…
Waxaan aqriyeyey Khudbadii is casilaada ee Gudoomiye Jawaari. Khudbada oo 10 bog ahayd ayuu Odaygu fariimo culculus ku diray, iyadoo…
Dad badan ayaa is-weydiinaya sababta keentay ee loogu baahday inuu Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ee xilka iska…
Maanta waxaa ka soo wareegtay Mooshinkii Gudoomiye Jawasri 25 maalmood oo dadku cabsi iyo wel wel ku jiray, kadib markii…
Xildhibaab Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq dheer oo xambaarsan farriimo kala duwan kasoo…
Waxaan wali higrelin kulan uu Baarlamaanka Soomaaliya uu ka yeelan lahaa labo ajande oo iska soo horjeeda oo ay kala…
Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa marar badan hore saxaafadda ufa hadlay isagoo sheegay in Xaruntii Baarlamaanka ay la wareegeen Ciidamo…
Marar badan ayaan arkay iyada oo la isku khaldayo Ku Sime iyo Sii Haye ama loo adeegsanayo sidii in ay…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa qoraal kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo aragtidisa ku saabsan…
“Caawa maxaa uga eg Xalay” “Awrka yar wuxuu leeyahay saan-qaadka kan Weyn” “Waa maadeys adduunyadu dadkuna way matalayaan”.
Soomaalida baraha bulshada adeegsada ayaa soo bandhigay dood ku saabsan Xildhibaannada xalay ku shiray Villa Hargeysa ee ku dhawaaqay inuu…
Nin Odey ah oo aan ku kulaney Meel Shaaha laga cabo ayaa waxaa uu I weydiiyey Su’aal ahayd “Dowlada sow…
Muddadii sanadka ahayd ee ay dhisneyd dowladda hadda jirta, waxaa dhowr jeer soo baxay warar sheegaya mooshin ka dhan ah…
Mooshin waa kalimad qalaad oo loo fahmay loona adeegsaday si ka duwan ujeedkeeda asalka ah sida uu ku fasiray Gudoomiye…
Dabayaaqadii sannadkii 2011kii, waxaan booqday Mogadishu si aan u sameeyo u kuur-gal gacanta koowaad ah oo ku aadan dagaalkii ka…
Sanad kadib doorashadii dadbaneed ee Barlamaanka 10 aad ayaa laga filayey in uu gaaray bisayl iyo qaangaar Siyaasadeed kadib markii…
Waxaa wax laga xumaado ah in xasaradda ka dhalatay heshiiskii Barbera ay damqisay dhaawacyadii iyo boogahii uurkutaalada lahaa ee Somaliland…
Mumina oo diidday Ethiopia – Taxanaha Maxaabbiistii 77 – Qaybta Laba iyo Labaatanaad Gabar Soomaali ah ayaa ka mid ahayd…
Waxaa todobaadkan si rasmi ah ay u Saxiixdeen Dowlada Itoobiya, Somaliland iyo Shirkada DP World mashruuca balaarinta dekadda Berbera kaasi…
Soomaaliya waxaa ay soo martey taariikh Dastuur sameyn laga soo bilaabo xiligii xoriyadda. Waxaa jira ilaa afar Dastuur iyo laba…
