Browsing: Qormooyinka
Hadal haynta ugu badan beryahaan geyiga Somaaliyeed ayaa aheed muranka Shirkada Dekedaha Dubai DP World iyo Dawladaha DJibouti, Somaliya, Ethiopia…
Ra’iisal wasaarihii dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa is casilay Khamiistii 15-ka Febraayo 2018, waxayna Itoobiya gashay xaalad degdeg ah iyo…
Isbeddel ku cusub Xukunka iyo dhaqan-siyaasadeedka Itoobiya, lagana yaabo in uu halistiisa yeesho ayaa hadda ku socda qaabkii ay Itoobiya…
Waxaa sanadkii tagey ee horaantii bishii February 8, 2017 Soomaaliya ka dhacay isbadal, isbadalkaas waxaa hormuud ka ahaa xildhibaanada Dowlada…
Xildhibaan soo bandhigay Xaqiiqada Horumarka Shaqo Abuurka ee Xukuumadda Kheyre sheegatay? [AKhriso]
Waxaa aan wada ognahay in Dhalinyada Soomaaliyeed ay yihiin kuwa saameyta ugu badan ay ku reebtey deganaansho la’aanta siyaasadda, dagaalada,…
Waxa dhacay 33 werar drone duqeyn cirka oo inta badan lagu laayey shacab Somaliyed inkasta oo aan qiyaaseyno in hadafku…
Saacadihii lasoo dhaafay waxaa xoogeystay hadaladda ka imaanaya Taliyihii hore ee Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe,…
Cabdiraxmaan Bayle wasiirka maaliyadda ee Dowladda Somalia wuxuu wali wadaa inuu kordhiyo canshuurta laga qaaddo dadka ku nool hal-magaalo (Muqdisho),…
Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe waxa uu ahaa shaqsiyaadka ugu awoodda badan ee kasoo dhex muuqday dowladda federaalka kadib doorashadii madaxweyne Maxamed…
Villa Somalia waxaa ka muuqda isbedel dhinacyo badan ah tan iyo markii furaheedda loo dhiibay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo waxey 11 cisho kadib u dabaal daggi doontaa jiritaankeedda muddo sanad ah, boorar…
Sagaal Sano oo aan wada shaqaynaynay waxaan Ku bartay dhawr Dabci oo aan aaminsanahay in ay horseeday kaalintiisa aan marna…
Magaalada Muqdisho ayaa inta la xusuusan yahay waxaa soo maray Duq magaalo iyo guddoomiye gobol banadir oo gaaraya 47, iyadoo…
Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo ku magac dheer Eng. Yariisow ma aha nin ku cusub saaxadda siyaasadda Soomaaliya, waxana uu muddo…
Muddo saddex toddobaad gudahood ah ayaa wax waliba is bedeleen, kadibna natiijadii noqotay in xilka laga qaado mid ka mida…
Inkastoo xilku wareegto yahay hadana ma jeclaysan in uu xilkaasi baneeyo Waayo Shaqada uu hayay waxay ahayd mid Bulshada ay…
35 Sano kadib waxaan fursad u helay in aan Caasimada cusub ee Galmudug ee Dhusamareb uga qeyb-galo soo dhaweynta MW Farmaajo…
Taabid Cabdi waa nin dhalinyaro, kuna soo biiray Siyaasada Soomaaliya xiligii Madaxweyne Hassan Sheikh, isaga oo noqday Agaasime ku xigeenkii…
