Browsing: Qormooyinka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa wajahaya cadaadis siyaasadeed oo uga imaanaya Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul…
Intii uusan bilaaban socdaalkiisa horaantii bishaan, dad badan ayaa aaminsanaa inuusan fiicneyn cilaaqaadka madaxweyne Farmaajo iyo beesha dhexe taas oo…
adaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa weli ku guda jira safar uu ku marayo qeybo ka mid…
Booqashadii uu dhawaan Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ku yimid Puntland waxaa lagu soo dhoweeyey si heer sare oo aan loo…
Waxaan maalmahan Baraha Warbaahinta Bulshada ka arkaynay Farmaajo oo soo dhowayn aan caadi ahayn loogu sameeyey deegaanada Puntland taas oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galay safarkiisii ugu dheeraa ee dhul Soomaaliya kamid ah uu ku maro inta uu…
Jawaabta Xil-ka-Qaadisteyda Haddii aad qormadaan u akhrineyso in aad ka hesho war dowladda ama madaxda Qaranka dhaawaca fadlan halkan ku…
Dhamaan asxaabta waan idin salaamay, waxaan wadaa farriin aan muddo la aamusnaa oo ku socota madaxweyne Farmaajo, Ra’iisal wasaare Kheyre,…
Haddii aan si kooban u dhigo Xaalka Magaalada Muqdisho ee aan maanta joogo, waxaan dhihi lahaa:
“In aan guulaysanayo waxaan ku gartay in aysan Sacuudi ila jirin”.
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay ka hadashay sababta loo xiray siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur, kaas oo wali xiran.
8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii 12 April ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee ka mas’uulka ah amniga Banaadir iyo…
Kooxdda mucaaradka ku ah hogaanka Dowladda Somalia ayaa badalay qeyb ka mid ah hanaankii ay markii hore wax ku wadeen…
Qudus waxay kamid tahay Magaalooyinka ugu qadiimsan Caalamka. Wuxuu Cumrigeeda ku dhowayahay 5-Kun oo Sano waxayna Saldhig usoo noqotay Diimaha…
Tallaabada ay qaaday Dowladda Soomaaliya oo garab ka heleyso Beesha Caalamka waxaa looga hortagi karaa Musuqmaasuqa, iyadoo ay horey u…
Laba shir oo caalami ah oo midkiiba maalin yahay oo ku saabsan Soomaaliya ayaa shalay iyo maanta lagu qabtay caasimadda…
3 da December oo baroordiiq loo dhigi jiray musiibadii Qaraxii Shaamow ayaa shalay xus loo dhigay Curashada Axsaab Siyaasadeed oo…
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa qoraal ku difaacay maamuuskii madaxweynaha Soomaaliya loogu sameeyay dalka Kenya xilligii uu…
Madaxweyne Farmaajo wuxuu raadinaya wax loo magac daray “Ciidanka difaaca shacabka”, shalay wuxuu la kulmay dhalinyaro la rabo iney ku…
Wasaaradda warfaafinta oo soo xiganeysa Wasaaradda Amniga ee Dowladda Somalia ayaa saxday xog qaldan oo ay baahisay 14kii bishaan oo…
