Browsing: Qormooyinka
Dilalka ay fuliyaan ilaalada madaxda ayaa kusoo badanaya Muqdisho, goor walba ayey dhacdaa in gaadiidka ay saaran yihiin masuuliyiinta Dowladda…
Guddiga doorashooyinka jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbnaannida ee Somaliland ayaa shaaciyay in Muuse Bixii oo ku guuleystay doorashadii madaxtinnimada Somaliland…
Musharaxa xilka madaxweynaha eee xisbiga mucaaradka Somaliland C/raxmaan Maxamed C/llaahi Cirro wuxuu diiday natiijada doorashada madaxweynenimo ee Somaliland, isagoo ku…
Tan iyo markii ay Soomaaliya xornimadeeda ka qaadatay Dowladihii gumeysiga ee Talyaaniga iyo Ingiriiska lixdameedyadii, Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxay…
Safarka Madaxweyne Farmaajo uu kutagay dalka Imaaraatka ayaa ah mid xasaasi ah, maadaama uu ku soo beegmayo xilli Soomaaliya ay…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa gaaray dalka Isutagga Imaaraatka Carabta, sida ay baahisay warbaahinta dowladda.
Waa maalin kale oo culeeskeeda wadata, siyaasadda wajiyadda badan ee Somalia hadda waxa kusoo biirtay waaxda is eedeynta, Gudigii loo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu u dhoofo dalka Imaaraadka Carabta.
Waxaan daawaday muuqaal uu soo duubay hogaamiye diimeedka dagaalama Shiikh Xasan Daahir Aweys kaas oo hadda xabsi guri ku ah…
Qoraal u muuqda inuu jawaabu yahay Maqaal uu talyihii xilka laga qaaday ee hay’adda Sirdoonka Soomaaliya C/llaahi Maxamed Sanbaloolshe ayaa…
Shirkii ku dhammaaday Muqdisho waxaa laga soo saaray war saxaafadeed ka koobnaa lix qodob oo ay ku heshiiyeen hoggaamiyayaasha maamul…
Shan Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia ayaa ka baxay kulan ay maanta isugu yimadeen xildhibaanadda iyo wasiirada beesha Hawiye…
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ahaana wasiirkii hore ee arrimaha Gudaha dowladii Xasan Sheekh ayaa markii ugu horeysay afka furtay,…
Sabti 14 iyo Sabti 28 Oktoobar waxaa dhacay Qaraxyadii ugu Khasaaraha iyo Saameynta badnaa Dalka, Culeyskii ugu weynaa ee Siyaasadeed…
Magaalada Muqdisho ayaa maarkii labaad aragtay qarax kale oo dad badan ay ku dhinteen laba isbuuc gudahood. Qaraxaasi oo dhacay…
Marka shaqaalaha rayidku u qaataan Mushaar ahaan $400—$700, Askarigu wuxuu qaataa $100—$150.
Socdaal diblomaasiyadeed oo uu horseed ka yahay Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaan midkiiba habeen ku soo hoyannay saddexda caasimadood…
Laba maalin kadib Qaraxii October14 ayey sheegtay Laanta Afsomaliga ee VOA War ay kasoo xigatay Laamaha Sirdoonka oo sheegaya in…
DHACDO KA MID AH GURMAD QARAN: ‘Markii qaraxu dhacay Ra’iisal wasaaraha Sooomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa dhowr dowladood la hadlay,…
Musiibo, Disaster, Kaarithah; waa dhacdo ka hor-tageeda iyo xalkeedu uu ka baaxad-wenyahay awooda Qof ilaa Qaran, waxaana loo qeybiyaa 3…
